Posted in WARARKA

Mucaaradka South Korea oo doonaya in xilka laga qaado madaxweynaha

Garabyada mucaaradka ee dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa tallaabo u qaaday isku day ay ku doonayaan in xil ka waadis lagu sameeyo haweeneyda madaxweynaha ka ah…

Posted in WARARKA

Obama iyo Putin oo ka wada hadlay xaaladda Syria

Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama iyo dhigiisa waddanka Ruushka Vladamir Putin ayaa si kooban uga wada hadlay xaaladda dalalka Syria iyo Ukraine ee ay ka…

Posted in WARARKA

Mali oo ay ka dhaceyso doorasho waqti dheer dib u dhaceysay

Waddanka Mali ayaa waxaa ka dhaceysa doorashada guud oo marar badan dib uga dhacday waqtigii loogu tala galay in ay qabsoonto, iyadoo amaankana si weyn…

Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaasha ODM oo si caro leh uga jawaabay musuqmaasuqa laga soo tabiyay Kilifi

Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha xisbiga mucaaradka ah ee ODM ee laga soo doortay gobolka xeebta ayaa dowladda uu hogaamiyo xisbiga Jubilee ku cambaareeyay hadsalladii…

Posted in WARARKA

Daadad ka dhashay roobab oo bur buriyay qeybo ka mid ah dhismaha wadda tareennada ee casriga ah

Tayada qalabka lagu dhisayo wadda tareennada casriga ah ee SGR ayaa su’aal la galinayaa, kadib markii qeybo ka mid ah wadadaasi uu hadda dhismeheeda socdo…

Posted in WARARKA

Safiirkii Serbia u fadhiyay Kenya oo ku geeriyooday Nairobi

Danjirihii waddanka Serbia u fadhiyay dalka Ambassador KenyaIvan Zivkovic ayaa maqribnimadii xalay ku geeriyooday isbitaalka Aga Khan ee magaalada tan Nairobi. Diplomaasigaasi oo ay da’diisa…

Posted in WARARKA

Angela Markel oo markii 4-aad dooneysa in ay u tartanto xilka hogaamiyaga Jarmalka

Haweeneyda hogaamiyaha ka ah dalka Jarmalka Angela Markel ayaa shalay shaacisay qorsheheeda ku aadan in ay mar 4-aad xilkaas u tartami doonto marka la gaari…

Posted in WARARKA

Haweenka oo loogu baaqay in ay u tartamaan xilalka siyaasadeed

Ururo ka tirsan kuwa bulshada rayidka iyo kuwa caalamiga ah ayaa billaabay olole ay haweenka Kenya ugu dhiiri galinayaan in ay usoo istaagaan tartanka xilalka…

Posted in WARARKA

Beesha caalamka oo loogu baaqay in la tix galiyo go’aannada kasoo baxa dowladda Kenya

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ka dalbaday beesha caalamka in ay qadariso go’aannada u gaarka ah dowladda Kenya ee ay ka qaadato arrimo iyada quseeya. Kenyatta…

Posted in WARARKA

Dowladda oo xaqiijisay in aan la iibin doonin dekedda Mombasa

Masuuliyiinta dowladda ayaa markii ugu horeysay si cad uga hadlay warar dhawaanahan la isla dhex marayay oo ku saabsanaa in shaqsiyaad gaar ah ama shirkado…