Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa dhul gariir xoogan oo ku dhuftay Japan

Masuuliyiinta dalka Japan ayaa soo saaray digniin culus oo ku aadan musiibo Sunaami ah, kadib markii uu dalkaas ku dhuftay dhul gariir xoogan oo uu…

Posted in WARARKA

Xisaabiyaha qaranka oo sheegay in malaayiin lacag ah laga lunsaday ismaamullada gobolka xeebta

War bixin cusub oo shalay Isniintii uu soo saaray xisaabiyahaa guud ee Qaranka Edward Ouko ayaa lagu sheegay in lacago malaayiin shilin ah si sharci…

Posted in WARARKA

Golaha garyaqaannada LSK oo loogu baaqay in ay taageeraan mucaaradka

Raysul wasaare ku xigeenkii hore ee dalka ahna hogaaniyaha xisbiga mucaaradka ah ee ANC Musalia Mudafadi ayaa golaha ay ku bahoobeen garyaqaannada dalka ee LSK…

Posted in WARARKA

Hogaamiyeyaal siyaasadeed oo dalbaday in xilka laga qaado wasiirka arrimaha gudaha

Qaar ka mid ah hogaaniyeyaasha siyaasadeed ee kasoo jeeda ismaamulka Laikipia ayaa dalbaday in xafiiska laga eryo wasiirka arrimaha gudaha iyo isku duwidda amaanka qaranka…