Posted in WARARKA

Senator Mike Sonko oo la siiyay fursaddii ugu dmabeysay si uu maxkamadda u geeyo hogaamiyaha kooxda MRC

Garsoorka maxkamad uu fadhigeeda yahay magaalada Mombasa ayaa Senatorka maamul goboleedka Nairobi Mike Sonko siiyay fursaddii ugu dambeysay ee waqtiga loogu qabtay in uu maxkamadda…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka Netherlands oo ka dooday niqaabka dumarka muslimiinta ah

Xildhibaannada aqalka baarlamaanka ee dalka Netherland ayaa shalay oo arbaca ahayd dood ka yeeshay soo jeedin ku saabsan in dumarka Muslimiinta ah eek u nool…

Posted in WARARKA

Booliska oo baaraya dhacdo ku saabsan rasaas xalay lagu faras magaalaha Nairobi

Ciidamada amaanka ayaa sheegay in ay baarayaan warar soo baxay oo sheegaya in koox hubeysan ay xalay rasaas ku furtay agagaarka suuqa laga dukaameysto ee…

Posted in WARARKA

Raila Odinga oo eedeymaha musuqmaasuqa ka difaacay Amason Kingi

Hogaamiyaha isbahaysiga mucaardka ah ee CORD Raila Odinga ayaa si weyn uga soo hor jeestay eedeymaha musuqmaasuqa ee maalmahaan loo jeedinayay madaxa ismaamul goboleedka Kilifi…

Posted in WARARKA

Golaha wasiiradda oo maanta billaabaya shir ay xaalado kala duwan uga arrinsanayaan

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa in uu shir gudoomiyo kulan 2 maalmood qaadanaya oo ay yeelanayaan golaha wasiirrada ee xukuumadda. Shirkaan oo arrimo badan…