Posted in WARARKA

Guddiga EACC xabsiga u taxaabay saraakiil loo heysto fadeexadda NYS-ta

Ciidamo ka amar qaatta guddiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa ee EACC ayaa maanta xiray saraakiil horay uga tirsanaa masuuliyiinta wasaaradda dowlad wadaajinta iyo qorsheynta…

Posted in WARARKA

Booliska oo lagu eedeeyay in ay xad gudubyo ka geysteen Mumias

Ciidamada amaanka ee wali ku guda jira howlgalka lagu baadi goobayo hub laga xaday saldhiga booliska Booker ee magaalada Musmias ayaa lagu dhaliilayaa in ay…

Posted in WARARKA

Dhul gariir xoogan oo ku dhuftay dalal ku yaalla bartamaha qaaradda America

Dhul gariir cabirkiisu yahay 7.0 oo aad u xoogan ayaa ku dhuftay xeebaha dalal ku yaalla bartamaha Qaaradda America, kuwaasoo dhunaca ku haya badweynta Pacific…

Posted in WARARKA

Gudiiga EACC oo u yeeray madaxa maamul goboleedka Kilifi

Masuuliyiinta guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee magacooda loo soo gaabiyo EACC ayaa u yeeray madaxa ismaamul goboleedka Kilifi ee gobolka xeebta Amason Kingi….

Posted in WARARKA

Madaxa shirkadda diyaaradaha KQ oo lagu wado in uu is casilo

Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxa maamulka ee shirkadda diyaaradaha qaranka ee Kenya Airways Mbuvi Ngunze uu xilka iska casili doono. Masuulkaas oo in…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo mar kale ka Jawaabay eedeymaha Mucaaradka

Iyadoo mudooyinkaan ay isasoo tarayeen dhaliilaha ay garabyada mucaaradka dalka u jeedinayeen dowladda, ayuu mar kale madaxweyne Uhuru Kenyatta ka jawaabay arrimahaasi. Mr Kenyatta ayaa…