Posted in WARARKA

Weerar askar lagu dilay oo ka dhacay Pakistan

Saraakiisha taliska ciidamada Milatariga ee dalka Pakistan ayaa manta sheegay in kooxo hubeysan ay weerar xoogan ku qaadeen mid ka mid ah saldhigyada Milatariga eek…

Posted in WARARKA

Burcad magaalada Samburu weerar ku qaaday gaari kuwa xamuul qaada ah

Daraawal gaari ee kuwa xamuul qaada ayaa waxa galinki dambe ee shalay lagu dilay deeganka  Lolmorok  ee bartamaha magaalada Samburu halka haweeney rakaab u ahayd…

Posted in WARARKA

Hadaba waa kuma Fidel Castro

Fidel Alejandro Castro Ruz waxa uu dhashay 13-kii bishii Agoosto ee sanadkii 1926, waxa uuna ka soo jeedaa qoys beeraley maalqabeen ah oo ka soo…

Posted in WARARKA

Kumanaan kun oo qof oo maanta dibadbaxyo horleh ka dhigaya kuuriyada konfureed

Kumaanaan kun oo qof ayaa maanta markii lixaad isugu soo baxay wadooyinka magaaloyinka waaweyn ee dalka kuuriyada konfureed kuwaas oo doonaya in ay xilka iska…

Posted in WARARKA

Madaxweyne kuxigenka dalka oo ugu baaqay Raila Odinga in uu sharaxaad ka bixiyo lacagtii laga lunsaday warshada sonkorta ee Mumias

Waxaa isa soo taraya eedeymaha iyo cambaareynta ay isweedarsanayaan xisbiga Jubilee iyo isbahaysiga mucaaradka ee Cord oo la xariirta arimaha musuqmaasuqa ee soo baxay iyo…

Posted in WARARKA

Joseph Nkaissery oo amar ku bixiyay in qoryaha kujira gacanta shacabka laga soo qaado

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo isku duwida amaanka qaranka Joseph Nkaissery ayaa amar ku bixiyay in lasoo aruuriyo qoryaha sida sharci darada ah ugu jiro…

Posted in WARARKA

Xisbiga Green Party ee dalka Mareykanka oo si rasmi ah u codsaday in dib loo tiriyo cododka doorashada mareykanka

Xisbiga Green Party ee dalka Maraykanka ayaa si rasmi ah u codsaday in dib loo tiriyo codadkii doorashada madaxtinimada ee laga dhiibtay gobolka Wisconsin oo…

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore ee dalka Cuba oo geeriyoday

Madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa lagu soo waramayaa in uu geeriyoday shalay oo jimco aheyd sida uu TV-ga dalkaasi ka sheegay madaxweynaha…

Posted in WARARKA

Kalonzo Musyoka oo loo qabtay ilaa Maalinta talaadada ah in uu raalin ka bixiyo hadalo ka dhan ah Gavanaha Machakos oo uu jeediyay

Gavanaha Maamul goboledka Machakos Alfred Mutua ayaa u qabtay Kilonzo Musyoka ilaa maalinta talaadada ah ee isbuuca dambe in uu raalin galin ka bixiyo hadalo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne kuxigenka dalka oo ugu baaqay Raila Odinga in uu sharaxaad ka bixiyo sababaha ay hoos ugu dhacday dhaqaalaha mumias

Waxaa isa soo taraya eedeymaha iyo cambaareynta ay isweedarsanayaan xisbiga Jubilee iyo isbahaysiga mucaaradka ee Cord oo la xariirta arimaha musuqmaasuqa ee soo baxay iyo…