Posted in WARARKA

Sagaal maalmood oo baroordiiq ah oo looga dhawaqay  dalka Cuba ka dib geeridii madaxweynihii hore ee Fidel Castro.

Baroordiiq qaran oo socon doono  sagaal maalmood oo  ku aadan geeridii hogaamiyihii  hore  ee shalay geeriyooday Fidel Castro ayaa ka bilaabatay   wadanka cuba. Fidel Castro…

Posted in WARARKA

Maxkamada ICC oo dooneysa in la xaliyo talaabada ay wadama qaar isaga baxayaan hannankii lagu soo dhisay

Maxkamada  caalamiga ee dambiyada dagaalada ee loo soo gaabiyo ICC ayaa wado qorsho ay ku dooneyso in lagula tacaalo talaabada ay dhawaan wadamo badan ku…

Posted in WARARKA

14 ruux oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay dalka Uganda

Isku dhacyo dhex maray Ciidamada dowladda  Uganda  iyo maleeshiyo daacad u ah mid ka mid ah boqorada dhaqanka ee dalkaas ayaa waxaa lagu dilay ugu…

Posted in WARARKA

Xarumo ganacsi  oo ku yaalay agagaarka wadooyinka countiga Isiolo oo la dumiyay

Qaar ka mid ah ganacsatada maamul goboleedka Isiolo ayey khasaaro hantiyeed soo gaartay kadib markii  dhulka lagu daray  xarumo ay ku ganacsanayeen oo ku yaalay…

Posted in WARARKA

Kallumeeysatada  uu saameyay mashruuca marinka tareenada ee SGR oo mag dhow la siinayo

Kallumeeysatada  ku dhaqan maamul goboleedka Mombasa oo uu saameyay marinka   tareenaada ee  loo soo gaabiyo SGR  ayaa lagu wadaa in laga bilaabo todobadka soo socdo…

Posted in WARARKA

Adan Bare Ducale  oo ku baaqay in  sanada 2022-da  la  tageero  William Ruto 

Hoggamiyaha aqlabiyada baarlamaanka  sido kale ah mudanaha laga soo doortay   degaanka Garissa Township Aden Bare Ducale ayaa  qowmiyada degto  gobolka bartamaha dalka ugu baaqay in…

Posted in WARARKA

Gavanaha kwale Salim Mvurya oo mucaradka ugu baaqay in aynan siyaasadeyn  la dagaalanka musuqmaasuqa

Gavanaha countiga Kwale Salim Mvurya oo horay uga tirsanaan jiray xisbiga ODM  ee isbeheysiga mucaradka ee Cord ayaa hoggaamiyaasha isbeheysigaasi ugu baaqay in aynan siyaasadeynin…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi  oo sheegay in dowlada ay qorsheyneyso in dib loo dhigo doorashada guud  ee sanada 2017-ka

Hoggamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa sheegay in dowlada ay qorsheyneyso in dib loo dhigo taarikhda loo qoondeyay in ay qabsoonto doorashada guud ee sanada…

Posted in WARARKA

Sagaal haween ah oo lagu soo xiray howlgal ka  dhan ah gudniinka fircooniga ee FGM-ka  

Howlgal ka  dhan ah gudiinka fircooniga ee loo yaqaano FGM-ka oo laga fuliyay tuulada  Tuyoitich ee maamul goboleedka Nakuru ayaa lagu soo  qabtay  9 haween…