Adan Bare Ducale  oo ku baaqay in  sanada 2022-da  la  tageero  William Ruto 

Hoggamiyaha aqlabiyada baarlamaanka  sido kale ah mudanaha laga soo doortay   degaanka Garissa Township Aden Bare Ducale ayaa  qowmiyada degto  gobolka bartamaha dalka ugu baaqay in sanada 2022-ka ay tageraan William Ruto.

William  Ruto oo hada ah madxweyne ku  xigeenka  dalkani Kenya ayaa doonayo in sanada 2022-ka uu u tartamo xilka madaxweynanimo.

Mudane  Ducale ayaa xusay in   sanada 2022-da la doonayo in  fursad la siiyo lana tageero William Ruto ayaa waxaa hadaladiisi ka mid ahaa

Cod ducale 1

Hadalkan ayuu  hoggamiyaha aqlabiyada baarlamaanka jeediyay isaga oo ku sugan countiga Muranga.

Dhanka kale Ducale ayaa ka dhawajiyay in aynan tageereyn siyaasada rabshadaha ku dhisan

Cod ducale 2

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *