Posted in WARARKA

Toogasho dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday magaalada New Orleans

1 ruux ayaa lagu dilay halka 9 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho xalay fiidkii waqtiga Geeska Africa ka dhacday magaalada New Orleans ee koonfurta dalka…

Posted in WARARKA

Madaxa maamul goboleedka Kilifi oo maanta kasoo hor muuqanaya guddiga EACC

Guddiga anshaxa iyo la dagaallanka Musuqmaasuqa ee EACC ayaa maanta lagu wadaa in ay su’aalo weydiiyaan madaxa maamul goboleedka Kilifi Amason Kingi oo lagu eedeeyay…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo maanta billaabaya booqasho uu ku tagayo gobolka bartamaha

Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in ay maanta billaabaan booqasho 3 maalmood ah oo ay ku tagayaan deegaanno ka tirsan gobolka…

Posted in WARARKA

Hay’adda PCOK oo farshaxan kusoo bandhigtay Nairobi

Hay’adda nabadda iyo samafalka ee Kenya oo marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaanno PCOK ayaa shalay magaalada Nairobi ku qabatay munaasabad ay kusoo bandhigtay farshaxan…