Posted in WARARKA

Maamul goboleedyada dalka oo laga codsaday in ay dhalinyarada maal galiyaan

Xog hayihii hore ee joogtada ahaa ee wasaaradda arrimaha dhalinyarada Seno Nyakenyanya ayaa ku boorriyay dhammaan maamul goboleedyada uu ka koobanyahay dalka in ay mudnaan…

Posted in WARARKA

Dowladda Uganda oo laga dalbaday in ay baaritaan ku sameyso qalalaasihii ka dhacay dalkaas

Hay’adda u doodad xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa dowladda Uganda ka dalbatay in ay baaritaanno lagu kalsoonaan karo ku sameyso isku dhacyadii dadka…

Posted in WARARKA

Dowladda oo beenisay in isbadal lagu sameynayo waqtiga doorashada

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa gaashanaka ku dhuftay haddalo dhawaanahaan soo baxayay oo sheegayay in dowladda ay qorsheyneyso dib u dhigista waqtiga doorashada…

Posted in WARARKA

Booliska oo su’aalo ku saabsan musuqmaasuq weydiiyay wasiirka ciyaaraha

Laamaha dambi baarista ee Ciidamada booliska dlaka ayaa su’aalo weydiiyay wasiirka wasaaradda ciyaaraha Hassan Wario iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowladda. Masuuliyiintaan ayaa wax…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila Odinga oo lagu booriyay in uu faraha kala baxo arrimaha siyaasadeed

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa hogaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD ugu baaqay in uu isaga fariisto arrimaha siyaasadeed ee dalka isla markaana ay dowladda kafaala…