Posted in WARARKA

Qaramada midoobay  oo ku baaqday in loo gargaaro dadka ku barakacay  dagaalada   dalka suuriya.

Ergeyga  gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha baniaadanimada Stephen O’Brien ayaa golaha amaanka ee qaramada midoobay u sheegay in dad badan oo ku…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka wadanka Colombia  oo ansixiyay  heshiis   nabadeed oo ay dowlada la geleyso falaagada FARC

Aqalka kongareeska ee dalka Colombia ayaa baasmariyay heshiis  nabadeed oo dib u eegis lagu sameyay  oo  ay dowlada dalkaasi la galeyso falaagada FARC. Heshiiskan ayaa …

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Gambia Yaxya Jammeh oo  ka digay  dibadbaxyo la xiriira doorshada maanta loo dareerayo  ee dalkaasi

Madaxweynaha wadanka  Gambia  Yaxya Jammeh oo xukunka  dalkaasi hayay tan iyo sanadii  1994-tii ayaa sheeegay in anan la ogolaan doono  dibadbaxyo doorashda la xiriira xita…

Posted in WARARKA

Maamulka qaran ee maareya dhismooyinka oo sheegay in  aynan lahayn awood ay ku soo xiraan  mulkiilayaasha guriyaha  dumo.

Maamulka qaran ee dalkani Kenya u qaabilsan maareynta dhismooyinka  ee loo soo gaabiyo NCA  ayaa shaaca ka qaaday in uusan lahayn awood buuxda oo uu…

Posted in WARARKA

Kenyaanka qaba cudurka AIDS-ka oo ay suurta gal tahay in lagu takooro goobaha shaqada

Iyada oo maanta caalamka laga xusayo maalinta  cudurka AIDS-ka ayaa waxaa jirto warbixin ay soo saaren gudi ka howl galo dalkani Kenya oo lagu sheegay…

Posted in WARARKA

Alfred Mutua oo  Kalonzo Musyoka la xiriiriyay fadeexad si sharci dara ah lagula wareegay dul ka tirsan countigasi.

Gavanaha maamul goboleedka Machakos  Dr. Alfred Mutua ayaa  madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka sido kalena ah  hoggaamiyaha  xisbiga wiper kalonzo Musyoka la xiriiriray  fadeexada…

Posted in WARARKA

Taarikhda la billabayo sixitaanka imtixaanka qaran ee KCSE-da oo shaaca laga qaaday

Imtixaanka qaran ee  loo soo gaabiyo KCSE-da ayaa lagu wadaa   saxitaankiisa la billaabo taarikha marka ay ku beegantahay 9-ka bishan Disembar sanada 2016-ka. Shalay ayey…

Posted in WARARKA

Kenya oo nambarka 4-ad ka gashay liiska wadamada  dunida ee la rabo in ay si weyn ula tacalaan  Cudurka AIDS-ka 

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta lagu wadaa in uu shacabka ku hoggamiyo xuska maalinta dunida  ee cudurka AIDS-ka. Sanad kasta taarikhdu marka ay ku…