Posted in WARARKA

Madaxweynaha Faransiiska  François Hollande oo  an doorashada  sanada 2017-ka u tartami doonin

François Hollande oo ah madaxweynaha Faransiiska  ayaa xalay khudbad uu jeediyay  ku sheegay in uusan mar kale  xilka madaxweynanimo isusoo sharixi doonin. Madaxweynaha ayaa dhanka…

Posted in WARARKA

 Dalka  Gambiya oo laga mamnuucay isticmaalka intarneetka

Dowlada   Gambiya ayaa gabi ahaanba mamnuucay in dalka gudhiisa laga isticmaalo aalada intarneetka  iyo sido kale  telefoonnada dibadda maadama ay doorasho ka socoto  wadankaasi. Dhanka…

Posted in WARARKA

Warbixin lagu sheegay in raga ay ka caga jiidayaan in ay iska baraan  cudurka AIDS-ka

Iyada oo  shalay  dunida laga xusay  maalinta   cudurka AIDS-ka  ayaa waxaa soo baxeysa warbixin sheegeysa in raga  marka loo barbardhigo haweenka ay ka caga jiidayaan…

Posted in WARARKA

Siyaasiyiinta doonaya in ay xildhibaan noqdaan oo laga rabo in ay heystaan shahaadada Degree

Qof kasta oo sanada 2017-ka doonayo in uu xildhibaan noqday ayaa ugu yaraan laga rabaa in uu heysto shahaadada Digree halka wakiilada  golaha  baarlamaanada  kala…

Posted in WARARKA

Dugsiyada xarumo badan ku sameeya imtixaanada qaran  oo digniin loo jeediyay

Dowlada dalkani Kenyan ayaa digniin adag u jeedisay dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay oo caadeystay in ay xarumo badan u qoondeyaan si imtixaanada qaran…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo ka digtay  xasuuq ka dhici karo  sudaanta koonfureed

Guddi qaramada midoobay uqaabilsan arrimaha baniaadanimada ayaa sheegay in  sudaanta koonfureed ay ka jirto isir sifeyn  oona laga cabsi qabo in ay arrintan xasuuq isku…

Posted in WARARKA

Donald Trump oo James Mattis  u soo xulanayo xoghayaha gaashaandhigga ee Mareykanka

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu James Mattis  oo ah jeneraal howl gab noqday u soo magacaabayo  xoghayaha wasaarada…

Posted in WARARKA

Waalidiinta oo loogu baaqay in ay ku dadalaan  waxbarashada gabdhaha

Zeinab xaaji oo ahayd gabadhii ugu horeysay ee dugsiga sida gaarka ah loo leeyhay ee jamia oo ku yaalo maamul goboleeka Marsabit ayaa waalidiinta baaq…

Posted in WARARKA

Darbiga kala qeybiyo Kenya iyo soomaaliya oo 3 kilomitir oo ka mid ah  la dhameystiray  

Darbiga laga dhisayo xadka kala qeybiyo wadamada dariska ah ee Kenya iyo soomaaliya   ayaa ilaa iyo hada 3 kilomitir  oo ka mid ah la dhameystiray….

Posted in WARARKA

Kuuriyada waqooyi oo si adag uga jawabeyso xayiraada qaramada midoobay  

Kuuriyada waqooyi ayaa sheegtay in ay  talaabo adag kaga jawabi doonto xayiraada  uga timid qaramada midoobay  kadib markii golaha amaanka ee  hay’ada qaramada midoobay  ay …