Donald Trump oo James Mattis  u soo xulanayo xoghayaha gaashaandhigga ee Mareykanka

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu James Mattis  oo ah jeneraal howl gab noqday u soo magacaabayo  xoghayaha wasaarada gaashaandhigga ee Mareykanka.

Mattis  ayaa howlgab noqday sanadii 2013-kii kadib markii  uu ka soo shaqeyaqy wadamada ciraaq iyo Afghanistan.

Sido kale Donald Trump ayaa xusay in  magacaabista rasmiga ah ee  James Mattis  lagu dhawaaqayo maalinta isniinta.

Janaraal Mattis  ayaa horay looga bartay hadal adeeg iyo fikradihiisa  la xiriira istaraatiijiyada ugu haboon ee loo adeegsan karo arrimaha difaaca dalka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *