Waalidiinta oo loogu baaqay in ay ku dadalaan  waxbarashada gabdhaha

Zeinab xaaji oo ahayd gabadhii ugu horeysay ee dugsiga sida gaarka ah loo leeyhay ee jamia oo ku yaalo maamul goboleeka Marsabit ayaa waalidiinta baaq u jeedisay.

Gabadhan oo sheegtay in maadama ay guuleysatay ay  hada waalidiinteeda ku faanayan  ayaa waalidiinta kale ku tiri ha niyad jabinina gabdhihiina

Zeinab ayaa heshay buundho dhan 386.

Waxay dhanka kale sheegtay in mustqabalka ay jeceshahay in ay noqoto daqtar.

Ugu dambeyntina aradada kale ayey ku dhiirisay in ay waxbarashada ku dadaalaan si ay natiija wanaagsan uga  helaan imtixaanada qaran.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *