Posted in WARARKA

Brazil oo maanta laga soo dajiyay meydadka dadki ku geeriyooday shilka diyaarada

Magaalada Chapeco ee kutaala waddanka Brazil ayaa waxa maanta oo sabti ah laga soo dajiyay meydadka ciyaartoydi ku geeriyootay shilka diyaaradi isbuucan ku dhacday waddanka…

Posted in WARARKA

Dawladda Gabon oo dib u dhigtay doorasho ka dhici lahayd dalkaas bishaan Desembar

Dawladda Gabon ayaa sheegtay in ay dib u dhigtay doorasho lagu waday in ay dalkaas ka dhacdo biishan desembar iyadoo sheegtay in doorashadaas ay qabsoomi…

Posted in WARARKA

Arday dhan 226,000 oo laga yaabo in ay seegan fasalka 1-aad

Arday tiradooda lagu sheegay 226,000 kuwaas  oo kamid ahaa ardayda u fadhiisatay imtixaanka qaran ee dugsiga hoose dhexe oo ay natiijadooda ka hooseeysay 200 ayaa…

Posted in WARARKA

Arday shil ku gashay wadada isku xirta magaalooyinka Iten iyo Kabarnet

Ugu yaraan 19 arday oo saarnayd baabur ah kuwa schoolada ayaa waxa soo gaaray dhaawacyo kadib marki gaari ay saarnaayen u ku rogmaday wadada isku…

Posted in WARARKA

Dibadbaxyo waa weyn oo ka socda waddanka Kuuriyada Koonfureed

Waxa dibadbaxyo waa weyn oo ay isugu soo baxeen boqolaal kun oo qof oo lagu dalbanaayo in lagu xiro madaxweynaha Kuuriyada koonfureed ayaa laga soo…