Posted in WARARKA

Hogaamiyaha kooxda  daacish ee Waqooyiga Qowqaas oo la dilay

Wararka ka imaanaya  dalka  Ruushka ayaa sheegay in ciidamada amaanka ee wadankaasi ay dileen  hogaamiyihii  kooxda daacish ee Waqooyiga Qowqaas. Hogaamiyahan ayaa magiciisa lagu sheegay…

Posted in WARARKA

Rwanda oo ku guuleysatay billada qaramada midoobay ee ilaalinta degaanka   

Madaxweynaha dalka  Rwanda Paul Kagame ayaa ku guuleysatay abaalmarinta ugu sareysa ee qaramada midoobay  ee ku  aadan ilaalinta degaanka . Paul kagame ayaa abalmarin lagu…

Posted in WARARKA

Maraga oo lagu booriyay in uu la dagaalo dadka carqaladeya arrimaha cadaalada  

Madaxa cadaalada dalka  David Maraga ayaa lagu booriyay in uu isu diyariyo dagaal adag oo ka dhan ah dadka isku daya in ay carqaladeyaan  geedisocodka…

Posted in WARARKA

Xildhibaanka Mavoko oo  ka difacay Kalonzo musyoka eedeymaha dhul la xaday

Mudanaha laga soo doortay  degaanka Movoko  ee countiga Machakos Patrick Makau  ayaa difaacay hogaamiyaha xisbiga wiper Kalonzo Musyoka isaga oo sheegay in uusan ku lug…

Posted in WARARKA

Shuruuc hor leh oo la xiriirta doorashada oo dhawaan la dhaqangelinayo  

Hoggamiyasha  u hanqal taagaya jagooyinka siyaasadeed ee sanada 2017-ka ayaa la sheegaya in uu walaac ku  abuuray shuruuc hor leh oo la filayo in dhawaan…

Posted in WARARKA

Dowlada oo u digtay siyasiyiinta jeedinaya hadalada naceybka  abuurayo  

Wasaarada arimaha gudaha ee dalkani Kenya ayaa shaaca ka qaaday in  ay tallabo sharciga  waafaqsan ka qadeyso cid kasta oo jeediso hadal nacebka ka dhex…

Posted in WARARKA

Dab ka kacay gobolka California ee Mareykanka oo laga cabsi qabo in dad badan ay ku dhinteen

Dad tiradoodu lagu qiyaasayo tobanaan qof ayaa laga cabsi qabaa in ay ku nafwayeen dab ka kacay  gobolka California ee waddanka Mareykanka. Dabkan aya qabsaday…

Posted in WARARKA

Musharixiinta xilka guddomiyaha midowga Afrika oo ay dood dhex mari doonto

Todobaadkan ayaa markii ugu horeysay taarikhda qaarada Afrika lagu wadaa in musharixiinta kala duwan ee u hanqal taagaya jagada guddomiyaha midowga Afrika  ay dood dhex…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada  oo lagu eedeyay in aysan si buuxda u tixgelinin arrimaha naafada

Godliver Omondi  oo ah senetar si magacaabis ah ku soo gashay aqalka senetka ayaa  xildhibaanada  baarlamaanka ku eedeysay  in ay mudnaan siinin hindisa sharciyeedyada looga…

Posted in WARARKA

Gudiga PSC  oo madaxweynaha u gudbin doono  magacyada dadka doonaya in ay qabtaan xilka ugu sareeya ee EACC

Gudiga  dalkani Kenya u qaabilshan adeega dadweynaah ee loo soo gaabiyo PSC ayaa lagu wadaa in  berito ay madaxweyne Uhuru Kenyatta ku warejiyaan  magacyada 3…