Afti qaran oo ka socoto talyaaniga

Shacabka  Talyaaniga ayaa maanta u dareeraya afti qaran oo si dhow loola socdo .

Aftidan ayaa loo arkaay in ay ka mid tahay dadaalada looga soo horjeedo hanaanka siyaasadee ee Yurubka.

Waxaa ku baaqay raysul wasaaraha talyaaniga Matteo Renzi oo doonayo in dib u habeyn lagu sameyo baarlamanka.

Dhanka kale dad badan ayaa la sheegaya in ay aftidan u adeegsan doonan in ay ku muujiyan kalsooni darada ay ku qabaan raysul wasaare   Renzi.

Qaar kamid ah xisbiyada caanka ah ee dalkaasi aya ku baaqay in maya lagu codeyo balse  raysul wasaaraha yaa dhankiisa sheegay in uu xilka iska casilayo hadii aftidan anan lagu guuleysanin.

Hadii maya lagu codeeyo, waxay  noqoneysa mid xigta codeyntii bishii June ee ingiriiska oo lagu dooneyay in looga baxa midowga Yurub.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *