Posted in WARARKA

11 qof oo ku dhimatay  dab  ka kacay loojin  ku  yaalo  Pakistan

Dab arrornimadii saaka ka kacay mid ka mid ah hoteelada ugu waweyn ee magaalada Karachi  ee  dalka Pakistan ayaa waxaa ku nafwayay 11 qof halka…

Posted in WARARKA

Donald Trump oo weerar dhanka Twitarka ah ku qaaday shiinaha

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Mareykanka Donald Turmp ayaa weerar dhanka Tiwitarka ah ku qaaday shiinaha oo uu dhaliilay hanaankooda ku saabsan maaliyada iyo howlaha…

Posted in WARARKA

Maalinta dunida ee carrada oo  caalamka laga xusayo   

Maanta oo kale sanad kasta taarikhda marka ay ku beegantahay 5-ta bisha Disembar waxaa caalamka laga xusaa maaalinta dunida ee carrada. Waxaa xuskan looga gol…

Posted in WARARKA

Dhaqatiirta  oo maanta ku dhaqaaqay shaqa joojin qaran

Howlwadeenada caafimadka ee dalka ayaa maanta  billabay shaq joojin qaran  kadib markii xalay anan lagu guuleysanin  wadahadalo   arrintan ku saaban oo la rabay in uu…

Posted in WARARKA

Dowlada oo loogu  baaqay in ay fursadaha  shaqo qeyb ka siiso  naafada

Labo maalmood  ka dib markii dunida laga xusay maalinta naafada  ee sanadkan aya waxaa hada soo baxaya baaq loo jeedinayo dowlada dhexe iyo dowladaha countiyada…

Posted in WARARKA

Ra’yi aruurin lagu ogaaday in cisbitaalada qaar ay kenyaanka siiyaan dawooyin qaldan

Ra’yi aruurin ay si wada jir ah u sameyeen wasarada caafimadka  iyo bangiga dunida ayaa lagu ogaaday in bukaan badan oo u dhashay dalka markii…

Posted in WARARKA

Xisbiga  midigta  fog ee dalka Austria oo  aqbalay in doorashada madaxweynanimo looga  adkaaday

Doorashadii madaxweynanimo ee shalay ka dhacday dalka Austria ayaa waxaa ku guuleystay  xisbiga cagaarka  oo uu matalayay Alexander Van der Bellen. Daqiiqado ka dib markii…

Posted in WARARKA

Raysul wasaaraha Talyaaniga  oo ku dhawaaqay in uu iscasilay kadib markii aftida qaran looga guuleystay

Raysul wasaaraha dalka Talyaaniga Matteo Renzi  ayaa saacado kadib markii looga adkaaday aftidii qaran ee shalay ka dhacday dalkaasi ku dhawaaqay in uu xilkiisa iska…

Posted in WARARKA

Dhageysiga dacwad ka dhan ah taliyihii  ciidanka  LRA  oo  berito  maxkamada ICC ka billabanayo

Waxaa berito oo  talaada ah  maxkmada caalamiga ee dambiyada dagaalaka ee ICC ka billabaneyso dacwad ka dhan ah taliyaha falaagada  LRA ee dalka  Ugandha. Hay’ada…

Posted in WARARKA

42 ka mid ah gavanarada dalka oo maalinta  dimuqaradinimda dalka  ballad sharaf la gudoonsiinayo

Golaha  ay ku bahobeen gavanarada dalka ee loo soo gaabiyo COG ayaa 42 ka mid ah gavanarada u soo magacaabay in  maalinta  la xusayo dimuqaradinimada…