
Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Mareykanka Donald Turmp ayaa weerar dhanka Tiwitarka ah ku qaaday shiinaha oo uu dhaliilay hanaankooda ku saabsan maaliyada iyo howlaha ay ka wadaan badda dhacda koonfurta dalkaasi.
Qoraalada uu soo dhigay bartiisa twitarka ayaa waxaa ka mid aha shiinaha ma waxay na weydiyeen in qiimaha lacagtooda oo la dhimo ay sax tahay iyo in la dhiso daar weyn oo military. Uma maleeynayo.
Taodobaadkii hore ayuu Donald Trump ku sigtay in xiriirka dhanka dibloomaasiyeed uu shiinaha u jaro kadib markii u talefoon kula hadlay madaxweynaha Taiwan.