Posted in WARARKA

Gambia  oo aan ka bixi doonin hannankii lagu soo dhisay maxkamada ICC

Madaxweyanha dhawan la doortay ee dalka Gambia President-elect Adama Barrow  aya waresyi uu siiyay talefishin laga leeyahay jarmalka ku sheegay in aynan jirin wax sabab…

Posted in WARARKA

1,300  oo muhaajiriin ah oo laga soo  badbaadiyay badda Mediterranean-ka

Muhajiriin ay tiradoodu kor u dhafeyso 1,300  ayaa labadii maalmood ee ugu dambeyay laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka  halka  16  kalena meydadkooda la helay. Ciidamada…

Posted in WARARKA

Gudiga EACC oo 93  sarkaal  u fidinayo  tababar la xiriira la dagalanka musuqmaasuqa

Sarakii sare  oo ka tirsan maamul goboleedka Embu iyo sido kale dowlada dhexe  oo ay tiradoodu gaareyso 93 ayaa lagu wadaa in gudiga  anshaxa iyo…

Posted in WARARKA

Gudiga IEBC  oo siyasiyiinta uga digay  ololaha  siyaasadeed  oo ay xili hore  billabeen

Gudiga madaxa banaan ee  doorashooyinka iyo xuduudada  ee IEBC ayaa doonaya in siyaasiyiinta ay  meesha ka saran  sawirada   ku aadan ololahooda siyaasadeed ee lagu dhajiyay …

Posted in WARARKA

Gavanaha  maamul goboleedka  Nairobi Evans Kidero oo beeniyay warbixin sheegeysa in countigiisa lacag laga lunsaday

Gavanaha maamul goboleedka Nairobi Dr. Evans Kidero ayaa arrin anan suurta geli Karin ku tilmaamay in countiga uu madaxa ka yahay laga lunsaday lacag dhan…