Posted in WARARKA

Gacan ku haynta  bariga  magaalada xalab oo la sheegay in boqolkiba 70%  lagu guuleystay

Goobo hor leh oo  ku yaalo bariga magaalada xalab  oo horay ay gacanta ku hayen falaagada  dalka suuriya ayaa hada la sheegaya in ciidamada  dowlada…

Posted in WARARKA

Shacabka koonfur Afrika oo loogu baaqay  in ay sii wadaan mabaadi’dii  Nelson Mandela

Iyada oo shalay dalka koonfur Afrika  laga xusay  sanadguuradii 3-ad ee ka soo wareegatay geeridii nadaxweynihii koowad ee dalkaasi Nelson Mandela aya waxaa shacabka loogu…

Posted in WARARKA

Ghana  oo ay maanta ka billabaneyso doorshada madaxweynanimo

Shacabka dalka Ghana ayaa maanta u dareeray  doorsho madaxweynanimo  oo la doonayo in xilka lagala wareego madaxweyne  John Mahama. Madaxweyne Mahama ayaa waxaa loola adag…

Posted in WARARKA

6 ka mid  ah saraakiisha sar sare ee boliiska oo shaqada dib loogu soo celiyay kadib racfan  ay  qateen

Afhayeenkii hore ee ciidamada booliska gaar ahana kuwa maamulka ee AP-da Masoud Mwinyi    iyo 5 kale oo ka mid ah saraakiisha hayay xilal sare ayaa…

Posted in WARARKA

Laan ka shaqeyn doonto in doorashada soo socoto ay si nabad ah ku dhacdo  oo la soo dhisayo

Dowlada dalkani Kenya ayaa shaaca ka qaaday in la soo dhisayo  laan qaabilsan arrimaha amaanka oo ay ka howgelayanciidamada kala duwan si looga hor tago…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka iyo kuxigenkiisa oo mashaaric hormarineed ka furay deeganada Ukambani

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta iyo kuxigenkiisa William Ruto oo booqasho laba maalin qaadaneyso kujoogo deeganada Ukambani ay shalay oo talaado aheyd waxay xariga ka jareen…

Posted in WARARKA

Ururrada dhaqatiirta iyo  wasarada caafimadka oo  saaka lagu wado in ay ka wada hadlan shaqajoojinta dhaqatiirta

Iyada oo shaqa joojinta qaran oo ay ku dhaqaqeen ururada dhaqatiirta iyo kalkaaliyaasha  ay maalinkii sedexaad gashay ayaa waxaa maanta la filaya in ay  kulan…

Posted in WARARKA

Gudiga IEBC oo sheegay in 30 bilyan oo shilin lagu qarsh gelinayo doorshada guud ee sanada 2017-ka

Gudiga  madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC ayaa lacag dhan 30 bilyan oo shilin u adeegsan doonaa maareynta doorshada guud ee sanadka soo…

Posted in WARARKA

Wasiirka waxbarashada oo dib u dhigay manhaj cusub oo  xariga laga jari rabay

Wasaarada waxbarshada ayaa mar kale dib u dhigtay  munasabad  berito oo khamiis ah lagu waday in  xariga looga  jaro manhaj cusub oo  ku saabsan tacliinta…

Posted in WARARKA

Dowlada oo loogu baaqay in ay xaliso  shaqa joojinta dhaqatiirta

Dowlada dalka iyo ururrada dhaqatiirta iyo kalkaaliyasha ayaa loogu baaqay in ay garaan heshiis ku aadan sidi loo soo afjari lahaa shaqa joojinta sameysay  bixinta…