Dowlada oo loogu baaqay in ay xaliso  shaqa joojinta dhaqatiirta

Dowlada dalka iyo ururrada dhaqatiirta iyo kalkaaliyasha ayaa loogu baaqay in ay garaan heshiis ku aadan sidi loo soo afjari lahaa shaqa joojinta sameysay  bixinta adeegyada caafiamdka.

Madaxa ugu sareya ee kaniisada Anglikan Jackos Olesevita  ayaa walaac ka muujiyay dhibatada taagan isaga oo xusay in waaxda cafimadka ay muhimad gaar ah u leedahay dalka.

Dhanka kale  mr Jackson ayaa soo jeediyay in  waaxda cafimadka ee la hoos geeyay countiyada dib loogu celiyo dowlada dhexe.

Wuxuu shegay in hadii la sameyn karo afti arrintan ku aadan   ay haboontahay in lagu dhaqaaqo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *