Gacan ku haynta  bariga  magaalada xalab oo la sheegay in boqolkiba 70%  lagu guuleystay

Goobo hor leh oo  ku yaalo bariga magaalada xalab  oo horay ay gacanta ku hayen falaagada  dalka suuriya ayaa hada la sheegaya in ciidamada  dowlada ay la wareegayaan.

Hay’ad u ololeeya xuquul insaanka  oo  fadhigeedu yahay ingiriiska ayaa sheegeysa in ciidamada suuriya  ay hada qabsadeen 5 degmo oo dheeraad ah.

Degmada  Al Shacar oo istaraatiiji ah ayaa   gacanta lagu dhigay.

Waxaa hada ciidamada suuriya gacanta u soo galay boqolkiba 70%  ee dhulkii  ay horay fallagada u xukumi jirtay.

Ugu dambeyntina   tobanaan kun oo qof aya u soo qaxay  goobaha ay dawladdu gacanta ku hayso halka dad badan oo kalena ay gargaar u baahanyihiin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *