Posted in WARARKA

Ruushka iyo Mareykanka oo anan weli ku heshiinin xabad joojinta magaalada Xalab 

Dowladaha Ruushka iyo Mareykanka ayaa  la filayaa in ay sii wadaan wadahadalada ku aadan heshiis la doonayo in xabad joojin laga fuliyo magaalada xalab ee…

Posted in WARARKA

Mucaradka  Ghana oo madaxweyne  Mahama ugu baaqay in uu ogolado in laga guuleystay

Mucaradka ugu  weyn ee dalka Ghana ayaa madaxweynaha  talada haya ee John Mahama  ugub baaqay  in uu ogolaado in  doorashada loogaga adkaaday maadama sida ay…

Posted in WARARKA

Dood maanta dhex mareyso musharixiibnta xilka gudoomiyaha ee midowga Afrika

Musharixiinta kala duwan ee u tartamaya jagada guddomiyaha  midowga Afrika ee AU-da ayaa manta lagu wadaa in ay dhex marto dood ku aadan sida qof…

Posted in WARARKA

Madaxwaynaha Kuuriyada Koonfureed oo xilka laga xayuubiyay

Xildhibaanada Koonfurta Kuuriya ayaa codeyn ay sameyeen  xilka  kaga  xayuubiyay madaxwayne Park Geun-hye oo jahwareer badan uu haystay. 234 xildhibaan  ayaa  tageeray codeynta kalsoonida lagala…

Posted in WARARKA

6 boolis ah oo ku dhintay qarax ka  dhacay  magaalaad  qaahira  ee dalka Masar

Qarax dhawaan ka dhacay magaalaad   qahira   ee dalka masar ayaa la sheegaya  in ay ku dhinteen 6 ka mid ah ciidamada booliska ee dalkaasi halak…

Posted in WARARKA

Hindisa sharciyeed lagu doonayo in Nairobi aynan ka sii mid ahaanin countiyada dalka

Waxaa dhawaan aqalka senetka  dalka la horgeeyay hindisa sharciyeed lagu doonayo in  maamulka countiga Nairobi la bedelo oo  aynan ka sii mid ahaanin 47 maamul…

Posted in WARARKA

10 itoobiyaan ah oo si sharci dara ah ku joogo wadanka oo la talxiirayo

Maxkmaad ku  fadhigeedu  yahay  countiga Meru ayaa amar ku bixisay in la talxiiro 10 qof oo udhashay dalka itoobiya kuwaas oo la sheegay in wadanka…

Posted in WARARKA

7 ka mid ah xubnaha Wiper oo xisbiga laga eryay  

Gudi qaabilsan arrimaha  nidaamka iyo kala dambeynta oo shalay galab uu soo dhisay xisbiga siyaasadeed ee Wiper ayaa go’aamiyay in 7  xubnood oo uu ka…

Posted in WARARKA

Labo qof oo  cudurka dacuunka ugu dhimatay countiga Tana River

Wararka inaga soo gaaraya countiga Tana River ayaa sheegaya  in cudurka dhacuunka  uu dhawaan ka dilaacay countigaasi. 2 qof ayaa  cudurkan nooloshu ilaa iyo  hada…

Posted in WARARKA

Sarkaalkii shaaca ka qaaday fadeexada lacagaha  looga lunsaday  wasarada caafimadka oo dhanka maaliyada loo wareejiyay

Mr.Bernard Muchere oo ahaa sarkaal wasaarada caafimad  ee dalka u qaabilsanaa arrimaha  hanta dhowrka  oona markii ugu horeysay shaaca ka qaaday fadeexada la sheegay in…