6 boolis ah oo ku dhintay qarax ka  dhacay  magaalaad  qaahira  ee dalka Masar

Qarax dhawaan ka dhacay magaalaad   qahira   ee dalka masar ayaa la sheegaya  in ay ku dhinteen 6 ka mid ah ciidamada booliska ee dalkaasi halak 3 kalena ay ku dhawacmeen.

Bambo la geliyay goob qashinka  la isuigu  geeyo aya la sheegaya in uu qarxay goob barkantorool  ooa y ku sugnayeen  booliska sida  warbaahinta maxaliga ay tabinayan .

Wakaalada wararka ee Masarb  ee MENA  ayaa  qortay in qaraxan uu ka dhacay  wadada ugu weyn ee  bartamaha caasimada.

4 qof oo kale oo rayid ah ayaa qaraxan ku dhaawacmay balse ma jirin cid si durba ah u sheegatay masuuliyada weeararkani.

Kooxo hubeysan ayaa tan iyo sanadii 2013-kii  weeraro dhowr ah ka fulinayay  dalka masar.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *