Labo qof oo  cudurka dacuunka ugu dhimatay countiga Tana River

Wararka inaga soo gaaraya countiga Tana River ayaa sheegaya  in cudurka dhacuunka  uu dhawaan ka dilaacay countigaasi.

2 qof ayaa  cudurkan nooloshu ilaa iyo  hada galaaftay.

Hooyo iyo wiilkeeda ayaa shalay geeriyooday  kadib markii aynan helin daryeel caafimad maadama howlwadeenada caafimadka  ay shaqa joojin ku jiraan maalinkii shanaad.

Hooyadan iyo wiilka ay dhashay ayaa ku dhintay  tuulada Malakoteni ee magaalada Garseeni.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *