natiijada-cayaaraha-galabta-la-dheelay
Posted in CIYAARAHA

Natiijada cayaaraha galabta la dheelay

Cayaaraha haddi aan eegno iminkan kooxda Arsenal ayaa waxa ay garoonkeeda ku dubatay kooxda Stoke city iyadoo kaga adkaatay 3 gool iyo hal waxana goolasha…

Posted in WARARKA

Midowga Afrika oo cambareeyay haddalada ka soo yeeray Yahya Jammeh

Midowga Africa ayaa maanta oo sabti ah cambareeyay go’aanka u madaxweyne Yahya Jammeh ku qaadacay doorashada madaxweynenimo ee ka dhacday dalka Gambia waxana ay ugu…

Posted in WARARKA

Qarax ka dhacay waddanka Yemen

Qof naftiis hura ah ayaa waxa u isku qarxiyay magaala madaxda waddanka Yemen ee Cadan waxana qaraxaas ku dhintay ugu yaraan 40 qof oo kamid…

Posted in WARARKA

Dood dhexmartay Murashaxiinta u hanqal tagaayo kursiga gudoomiyaha AU

Waxa marki ugu horeysay abid la qabtay dood taas oo la dhex dhigay  murashaxiinta u hanqal tagaayo in ay qabtaan xilka gudomiyenimo ee dalada ay…

Posted in WARARKA

Shacabka kuuriyada koonfureed oo soo dhaweeyay xilka xayuubinta madaxweynahooda

Iyadoo ay isbuucyada ugu dambeeyay ay waddanka kuuriyada koonfureed ay ka socdeen dibadbaxyo waa weyn oo ay dhigaayen shacabka u dhashay dalkaas ayaa waxa maalinta…

Posted in WARARKA

Kenyanka oo la soo sheegaayo in ay ka talaabsanaayan xadka u dhexeeya Kenya iyo Ugandha

Muwaadiniita u dhashay dalkan Kenya ayaa la sheegaya in ay ka talaabsanaayan xaduuda u dalkan la leeyahay waddanka Ugandha si ay u helaan adeegyada caafimaad….

Posted in WARARKA

Diyaaraha mareykanka oo Duqeyn ku dilay nin la sheegay in uu ka dambeeyay weerarkii Charlie Hebdo

Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee dalka Mareykanka ayaa lagu dilay nin looga shakisan yahay in uu kadambeeyay weerarkii lagu qaaday wargeyska Charlie…

Posted in WARARKA

Boqolaal qoxooti ah oo surta gashay in ay galaan wadanka Spain

In kabadan 400 oo qoxooti ah ayaa lagu soo waramayaa In ay dhagxeeyen xadka wadanka Spain uu la wadaago waqooyiga qaarada Afirca gaar ahaan meel…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Gambia oo diiday natiijadii kasoo baxday doorashada dalkaasi ka dhacday

Madaxweynaha dalka Gaambia ee xilkiisa sii dhamanaaya Yaxya Jaamec ayaa gashaanka ku dhuftay natiijadii kaso baxday doorashada dalkaasi ka dhacday maalmo ka hor. Madaxweyna ayaa…

Posted in WARARKA

Shaqo joojinta dhaqaatirta oo maalintii lixaad gashay

Waxaa maalintii lixaad gashay shaqo joojinta ay dhaqaatirta ay kuguda jiraan taaso ilaa iyo hadda si kordheyso saameynta ka dhalaneyso arintaasi iyadoo aysan jirin wax…