Adegyada caafimadka ee countiga Nakuru u socdo iyadoo dhaaqatirta ay shaqo joojin kuguda jiraan

Waxaa si caadi ah u socdaa howlaha logu adeegayo bukaanada kujira isbitaalada dowlada ay maamusho ee Maamul goboledka Nakuru iyadoo wali ay socdaan shaqo joojinta dhaqaatirta ay kuguda jiraan

Arintan ayaa kadambeysay kadib markii dowlada countigaasi ay qortay ku dhawaad 225 dhaqtar si ay u badbaadiyaan shacabka ay dhibaatada kasoo gaareyso shaqo joojinta qaran.

Wasiirka caafimadka ee Countigaasi Dr Samuel Mwaura ayaa xaqiijiyay tilaaadani waxuuna sheegay in ay dadaal ugu jiraan sidii ay wax ugu qaban lahaayen shacabka dhamanaaya kadib markii ay heli waayen adegyo caafimad.

Waxaa hadda si buxda loogu adeegayaa dadka bukaanada ah ay booqanaay isbitaalada ay dowlada mamasuho ee kuyaala qeybaha Nkauru.

Dr Mwaura ayaa intaas kudaray in ciidamo amaan ah la geeyay xarumaha caafimadka si aan loo carqaladeynin addega lo ohayo shacabka.

Waxaa maalintii lixaad gashay shaqo joojinta howlwadeenada caafimadka caafimadka oo qalabaka iska dhigay horantii isbuucan, waxayna doonayaan in lacagaha mushaaradka loo kordhiyo.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *