Diyaaraha mareykanka oo Duqeyn ku dilay nin la sheegay in uu ka dambeeyay weerarkii Charlie Hebdo

Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee dalka Mareykanka ayaa lagu dilay nin looga shakisan yahay in uu kadambeeyay weerarkii lagu qaaday wargeyska Charlie Hebdo ee kasoo baxo Magaalada Paris ee wadanka Paris.

Boubaker Al Hakim ayaa bishii lasoo dhaafay lagu dilay Magaalada Raqqa oo ay ku xoogan yihiin kooxaha isku magacawday khilaafada Islaamka, waxaana lagu eedeynayaa in uu wax ka og yahay weerarkaasi.

Wargeysan oo lagu eedeeyay in uu meel oga dhacay Nebi Maxamed iyo hogamaiyayaasha diimaha ayaa lagu qaaday weerar ay ku dhinteen dad ka badan 12 halka tiro intaas kalana ay ku dhaawacmeen.

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *