Posted in WARARKA

Ciidamada suuriya oo  fallagada kala  wareegay  degmada   Sheekh saciid oo u dhow magalada Aleppo

Ciidamada suuriya  aya  degmada sheekh saciid oo daris la  ah magaalada  xaalb  ee bariga dalkaasi kala wareegay fallagada oo  aagaasi ka talin jiray. Arrintan ayaa…

Posted in WARARKA

Dowlada Turkiga oo xirtay in ka badan 100 ka mid ah xubnaha  xisbiga  HDP

Wararka ka imaanaya  dalka Turkiga aya sheegay in  booliska  wadankaasi  ay xabsiga  u taxaabeen  118    sarkaal oo ka tirsan xisbiga  HDP oo lagu tuhmayo in…

Posted in WARARKA

Lacago lagu dhisi lahaa wadooyinka Ugandha oo lagu tageerayo dadka abaaraha saameyeen

Madaxweynaha  dalka Ugandha Yoweri Kaguta Museveni ayaa  lacago horay loo qoondeyay  in lagu dhiso wadooyinka  qaar  amar ku bixiyay in loogu gargaaro dadka abaaraha iyo…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo khudbad dhinacyo badan tabaneyso ka jeediyay  xuska maalinta  jamhuuri day 

Munasabada ugu weyn ee xuska maalintan ayaa ka dhacay magaaladatani  Nairob halka   maamul goboleedyada kala duwan lagu qabanayo munasabada midan la mid ah. Madaxweyne Uhuru …

Posted in WARARKA

Haweeneyda ugu culus  dunida oo  qallin loogu sameynayo India

Eman Axmad oo ah haweeney ka soo  jeedo  dalka masar oo sida la shaagay qoyskeeda ay aaminsanyihiin in ay tahay haweeneyda ugu mug weyn dunida…

Posted in WARARKA

Shacabka Masar oo muujiyay sida ay uga xunyihiin qarax shalay lala beegsaday kanisad ku taalo Qaahira

Boqolaal ka mid ah shacabka ku dhaqan dalka Masar  oo muslimiin iyo masiixiyin isugu jiro ayaa lagu soo waramaya in ay isugu tageen baanaanka  kaniisadii …

Posted in WARARKA

Laba gabdhood oo isku qarxiyay dalka Nigeria

Laamaha amaanka ee dalka Nigeria ayaa sheegay in labo gabdhood la aaminsanyahay in ay fuliyeen  laba qarax oo ka dhacay suuq ku yaala gobolka Borno…

Posted in WARARKA

Mid ka mid ah shirkadaha soo saaro caleenta shaaha oo lagu amray in ay dib u qorto shaqaala la tiray

Maxkamada warshadaha oo uu fadigeedu yahay couintiga Kericho ayaa bixisay amar ay shirkada soo saarto caleenta shaaha ee EPK kaga hor istaageyso in ay sii…

Posted in WARARKA

Gudiga TSC oo loo soo jeediyay  in uu  dardargeliyo   geedisocodka lacagaha lagu siinayo  barayasha howlgabka noqday

Mid ka mid ah ururada qaran ooa y ku bahobeen macalimiinta dalka ayaa gudiga adeega macalimiinta ee TSC u jeediyay in uu dadajiyo geeisocodka  barayaasha…

Posted in WARARKA

Maalinta dimuqaradinimada   oo  maanta  dalka laga xusayo

Madaxweynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa  maanta lagu wadaa in uu shacabka ku  hogaamiyo  xuska maalinta dimuqaradinimada  dalka oo loo yaqaano Jamhuri day sanad kastana…