Dowlada oo sheegtay in shilkii shalay ka dhacay Naivasha anan xiligan  cidna lagu eedeyn Karin

Xogahayaha wasaarada gaadiidka ee dalkani Kenya  Irungu Nyakera ayaa sheegay in  waax gaar ah anan hada lagu eedeyn Karin  shilkii shalay ka dhacay   wadada weyn ee isku xirta magalooyinka Nairobi iyo Naivasha.

Sido kale xogahayaha ayaa cadeeyay in baabuurka  shilkan dhaliyay uu ahaa nooca loo yaqaano kaantada .

Wuxuu intaas ku daaray in ilaa iyo hada aynan  si buuxda u aqoonsanin waxa dhabta ah oo uu babuurkaasi siday balse maalmaha soo socdo ay bayaan arrintamn ku aadan soo saarayaan.

 

Dhanka kale shilkan oo ay ku dhinteen ugu yaraan 39 qof oo 11 ka mid ah ay yihiin ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee GSU ayaa keenay in madaxweynaha uu hakiyo  socdaal uu ku tagi lahaa countiga Narok.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *