Posted in WARARKA

Caruurta  dalka yemen oo nafaqa daro awgeed  u baahan  daryeel degdeg ah

Hay’ada  qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha caruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in  ka badan 400,000 oo ka mid ah caruurta ku dhaqan dalka Yemen ay…

Posted in WARARKA

Hay’ada WHO oo ka deyrineyso  dhaqaalo yari caqabad ku noqon karto la tacaalida  cudurka duumada

Hay’ada caafimadka ee dunida ee  loo soo gaabiyo WHO  oo lagu wado in maanya ay yeelato kulankeeda sanadlaha ah ayaa walaac ka muujisay in  deeqda…

Posted in WARARKA

Xulashada ardayda ku biirayo fasalka 1-aad ee dugsiga sare oo maanta la billabayo

Maanta oo Talaada ah ayaa lagu wadaa  in ka badan 26,000 oo ka mid ah ardaydii u fariistay imtixaanka fasalka  sidedaad ee dugsiga hoose dhexe …

Posted in WARARKA

Maamulka  qaran ee wadooyinka waweyn oo la siiyay amarka  ku aadan tuutada wadooyinka  

Maamulka qaran ee  dalka u qaabilsan wadooyinka waweyn ee  KeNHA ayaa  la siiyay amar ku aadan  tuutada wadooyinka ama waxa loo yaqaano Pumps. Madaxweynaha dalkani…

Posted in WARARKA

Golaha kalkaaliyaasha dalka oo ka biya diiday heshiis ku aadana in la soo afjaro shaqa joojinta

Shaqa joojinta  ay ku jiraan dhaqatiirta iyo kalkaaliyaasha dalka ayaaa maalinkii 9-ad gashay halka shalay golaha qaran ay ka biya diideen heshiis ku aaadana in …