Day: December 14, 2016
Madaxweynaha Gambia Yaxya Jammeh oo weli ku adkeysanayo in uu hogaanka dalka sii hayo
Waxaanan ilaa iyo hada heshiis laga gaarin in madaxweynaha haya talada dalka Gambia Yaxya Jammeh oo dhawaan loogaga adkaaday doorshada dalkaasi ka dhacday uu xilka…
Shacabka magaalada xalab oo weli sugaya in la daadgureeyo
Heshiis ku aadana in la soo daaadgureeyo rayidka ku dhaqan magaalada xalab ee dalka suuriya ayanan weli si buuxda loo dhaqangelin. Hay’adaha u ololeeya xuquul…
Xayiraadda dhanka Internet-ka ah oo lagu eedeyay dowlada Itoobiya
Hay’ada xuquuqul aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay dhawaan soo saartay ku eedeysay dowlada dalka itoobiya in si sharci dara ah ay xayirad u…
Barayaasha jaamacada Makerere ee dalka Ugandha oo shaqa joojin ay ku guda jireen soo afjaray
Ururka ay ku bahobeen barayaasha jaamacadaha dalka Ugandha ee loo soo gaabiyo MUASA ayaa ugu dambeyn ku guuleystay heshiis ay la yeelanayeen golaha jaamacada Makarere….
Dacwad ka dhan gudiga IEBC oo maxkmada loo gudbiyay
Senetarka countiga Nyamira Kennedy Okongo ayaa maxkamada u gudbiyay dacwad ka dhan ah gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC. Gudigan ayuu ku…
Shacabka ku dhaqan magaalada Naivasha oo ka soo hor jeeedo in tuutada laga saaro wadadii uu shilka ka dhacay
Shacabka magaalada Naivasha gaar ahaana kuwa kudhaqan tuulada Karai ayaa sheegaya in ay si weyn uga soo horjeedsan doonaan iskuday kasata oo ku aadan in…
Countiyada oo loo soo jeediyay in ay tiraan shaqaalaha uunan waxqabadkooduu wanagsaneyn
Maamul goboleedyada dalka ayaa loogu baaqay in ay shaqada ka eryaan shaqalaha anan waxqabadkoodu muuqanin si loo yareyo qarashka ku baxa musharadka oo la sheegayo…
Dowlada oo tageereyso in meesha laga saaro xukunka dilka ee lagu fuliyo dambiilasyaasha kala duwan
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Prof Githu Muigai iyo agaasimaha waaxda dacwad oogista Keriako Tobiko ayaa hada ku biiray dadaalada loogu jiro in meesha laga…
Hay’ad lala xiriirinayo Gavanaha Nairobi oo shaqalaheeda la kala diray
Hay’ad lala xiriirinayo gavanaha maamul goboleedka Nairobi Dr.Evans Kidero oo lagu tuhmay lacago laga lunsaday countiga uu hogaamiyo ayaa shaqaalaheeda waxaa kala diray gudiga qaabilsan …
Dhimashada ka dhalatay shilkii Naivasha oo sara u kacday
Tirada dadka ee ku dhintay shil habeenimadii axada soo galeysay ka dhacay wadada weyn ee isku xirta magalooyinka Nairobi iyo Naivasha ayaa hada sara u…