Shacabka magaalada xalab oo   weli sugaya in la daadgureeyo

Heshiis  ku aadana in la soo daaadgureeyo  rayidka ku dhaqan magaalada xalab ee dalka suuriya ayanan weli si buuxda loo dhaqangelin.

Hay’adaha u ololeeya xuquul aadanaha  ee dalka suuriya ayaa sheegaya in qorshan uu dib u dhac ku yimid.

Saaka oo arbaca ah ayaa lagu waday in  basas halkaasi dadka ku dhibateysan soo daadgureeyo ay  howlgalaan.

Ciidamada suuriya ayaa dhanka kale la  wareegay gacan ku haynta magaalada xalab kadib  isku dhacyo in mudo ah qaatay.

Ilaa iyo hada ma cada sababta  sarsmiga ah ee keentay in  anan la dhaqan gelinin heshiiskii horay loo wada saxiixday.

Wakaalada wararka ee dowlada  ee loo soo gaabiyo  SANA ayaa dhanka kale  qortay in ugu yaraan   3,000  oo ruux la soo daadgureeyay maalintii shalay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *