Posted in WARARKA

1 bilyan oo ka mid ah macamiisha  shirkada Yahoo oo akoontiyadooda la jabsaday

Shirkada Yahoo ayey dharbaaxo xoogan soo gaartay  kadib markii la jabsaday akoontiyda  in ka badan 1 bilyan oo macamiisheeda ka mid ah. Yahoo oo horay…

Posted in WARARKA

Maxkmad ku taalo  Talyaaniga  oo  xukuntay  nin loo heysto dhimashada 700 oo Tahriibayaal  ahaa

Nin u dhashay dalka Tunisia oo loo haystay dhimashada  700  oo tahriibayaal ahaa  ayey  maxkamad ku taalo Talyaaniga ku  riday xukun adag. 18 sano oo…

Posted in WARARKA

Dowlada dalka Kolombiya oo cafis u fidisay  110 ka mid ah fallaagada FARC

 Dowlada dalka Kolombiya ayaa cafis u fidisay 110 ka mid ah falaagada FARC  kadib markii la wada saxiixday heshiis nabadeed . Heshiiskan ayaa ah mid…

Posted in WARARKA

Salva kiir oo ku baaqay heshiis qaran oo ku aadan coolada dalkaasi

Iyada oo  sudaanta koonfureed ay dagaala sokeeye ka socdeen seddexii sano ee ugu dambeysaya ayuu hada madaxweynaha dalkaasi Salva Kiir ku baaqay wadahadalo qaran. Madaxweynaha…

Posted in WARARKA

Laamaha amaanka  oo isu diyarinaya in doorshada  guud ay si badab ah ku qabsoonto

Ciidamada booliska ee dalka  ayaa bilaabay  diyar garoow ku aadan  in la xaqiijiyo  sidii doorashada guud ee sanadka soo socdo ay u noqon lahayd mid…

Posted in WARARKA

 26 ka mid ah maamul goboleedyada dalka oo lagu wado baaritaana ku saabsan musuqmaasuqa

Gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC  ayaa sheegaya in kiisaska ay  baaritaanada ku wadaan ay kala bar yihiin kuwo  ku saabsan countiyada dalka….

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Qareenada  u doodaya Raila Odinga oo maxkmada u gudbiyay dacwad  ka dhan ah shuruucda  doorashooyinka

Qareenada  hogaamiyaha  xisbiga ODM leader Raila Odinga ayaa maxkamada  u gudbiyay dacwad ay kaga soo horjedaan in la dhaqan geliyo qeyb ka mid ah shuruucda…

Posted in WARARKA

Kalkaaliyaasha dalka oo soo afjaray shaqa joojintii ay ku guda jireen

Kalkaaliyaasha dalkani  Kenya  ayaa si wadajir ah u soo afjaray shaqa joojin ay ku guda jireen 10 maalmood kadib markii maamul goboleedyada ay saxixeen heshiis…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo booqasho 2 maalmood ah ku maraya  galbeedka Dalka

Madaxweynaha  dalkani  Kenya Uhuru Kenyatt ayaa  lagu wadaa in maanta y u billabato booqasho  laba maalmood qaadanayso oo uu ku marayo golbolka galbeedka Kenya. Booqashadn…

Posted in WARARKA

Jaamacadaha oo looga digay in ay siyaasiyiinta  guddonsiiyaan shahadooyin aynan u qalmin

Xoghayada  wasaarada  waxbarashada Collete Suda ayaa sheegtay  in dowlada aynan marnaba ogolaan doonin  isku day kasta  oo siyaasiyiinta lagu guddoonsiiyo  shahadooyinka digriiga  oo  aynan u…