Laamaha amaanka  oo isu diyarinaya in doorshada  guud ay si badab ah ku qabsoonto

Ciidamada booliska ee dalka  ayaa bilaabay  diyar garoow ku aadan  in la xaqiijiyo  sidii doorashada guud ee sanadka soo socdo ay u noqon lahayd mid si nabad ah ku dhacda.

Taliyaasha  ciidamada booliska guud ahaan  dalka  ayaa  kulan ku  yeelanaya   magaaladatani Nairobi  si dib u eegis loogu sameeyo istaratiijiyada la xiriirta  arrimaha  amaanka gaar ahaana xiliga doorshada.

Kulankan oo shalay bilowday oo lagu wado in uu maanta  soo dhamaado ayaa lagu soo bandhigaya talabooyinka  loo adeegsan doono sugida amaanka  ka hor doorashada, xiliga doorshada iyo markii la soo gabagabeeya kadib.

Xoghayaha wasaarada  arrimaha gudaha  Karanja Kibicho  ayaa si rasmi ah u furay kulankan isaga booliska  amar ku siiyay in dhanka amaanka ay dowlada si weyn uga tageraan.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *