Posted in WARARKA

Shacabka magaalada Xalab ee suuriya oo maalinkii labaad la daad gureyn doono

Maanta oo jimca ah ayaa lagu wadaa in daad gureynta shacabka iyo fallagada suuriya ee ku dhaqan bariga  magaalada xalab ay   maalinkii labaad  gasho. Shalay…

Posted in WARARKA

Darasaad  la sameeyay oo lagu ogaaday in ardayada dhigata dugsiyada dowlada aynan waxbarshadoodu wanagsaneyn

Darasaad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in ardayda dhigata dugsiyada dowliga ah aynan sidii la rabay wax u baranin marka loo barbardhigo  kuwo wax ka…

Posted in WARARKA

Kenya oo lagu amaanay la tacaalidda cudurka duumada

Horumarka  uu dalkani Kenya  ka gaaray la tacaalidda cudurka  duumada ama malaariyada ayaa  ka dhigay in ay aqoonsato hay’ada caafimadka ee dunida ee loo soo…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha oo amar ku bixiyay  in  la soo xiro dadkii qalalaasaha  abuuray maalintii jamhuri Day

Wasiirka arrimaha  gudaha ee dalkani  Kenya  Joseph Nkaissery ayaa dhamaan guddoomiyash acountiyad amar ku siiyay in ay xabsiga u taxabaan cid kasta oo qalalaasa abuuray…

Posted in WARARKA

Dowlada  dalka DRC oo  amar ku bixisay in xayirad la saaro  isticmaalka baraha bulshada

Dowlada  dalka  jamhuuriyada dimuqaraadiga Congo ee DRC ayaa amar ku bixisay in sida ugu dhaqsiyaha badan   loo xiro   baraha ay bulshada ku wada xiriirto sida …

Posted in WARARKA

Waalidiinta ardayda dhigata  dugsiga Bridge  oo  ka carooday hadal uu jeediyay xoghayaha ururka KNUT

Qaar ka mid ah waalidiinta ardayda dhigata dugsiyada caalamiga ah ee Bridge ayaa ka carooday hadal uu  jeediyay  xoghayaha guud ee ururka macalimiinta ee KNUT…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka  oo maanta booqanayo countiga Busia

Madaxweynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa  Willaim Ruto ayaa lagu wadaa in maanta ay booqdaan countiga Busia  oo ka tirsan galbeedka dalka halkaasi…

Posted in WARARKA

Qaar  ka mid ah shaqaalaha feery-ga Likoni oo shaqada laga istaajiyay

Labo ka mid ah sarakiisha sar sare ee waaxda qaabilsan adeegyada feeriga ee Likoni oo ka tirsan maamul goboleedka Mombasa ayaa shqada laga istaajiyay akdib …