Posted in WARARKA

FBI-da Mareykanka oo ayiday hadalkii kasoo baxay Sirdoonka CIA-da

Waaxda dambi baarista dalka Mareykanka ee magacooda loo soo gaabiyo FBI-da ayaa ayiday hadalkii goor sii horeysay kasoo baxay ha’ayahada sirdoonka mareykanka oo ahaa in…

Posted in WARARKA

Taliyaha Ciidamada Militiriga dalka Gaambia oo loo diiday in uu boqdo gobolka Dahfur ee dalka Sudan

Taliyaha ciidamada Militirgia dalka Gambia ayaa laga mamnuucay in uu booqashasha ku tagay gobolka Dahfur ee dalka Sudan halkaas oo ay joogaan ciidamo nabad ilaalin…

Posted in WARARKA

Darawalkii shalay jiiray meeyarkii hore ee Kitui oo la xiray

Darawalkii shalay la sheegay in uu jiiray meeyarkii hore ee Magaalada Kitui ayaa lagu soo waramayaa In loo taxaabay xabsiga islamarkaana sua’lo laga weydinayo sida…

Posted in WARARKA

Wadahadal u dhaxeeyay Dowlada iyo ururka dhaqaatirta oo markale lagu kala dareeray

Waxaa markale shalay lagu kala dareeray kulan wadahadal ah oo u dhaxeeyay dowlada dalka iyo ururka ay kumideysan yihiin dhaqaatirta dalka kaaso lagu doonayay in…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Garabka mucaaradka dalka oo kasoo horjestay shirkad loo dhiibay in ay hubiso dadka isku duuwan galiyay doorashada guud

Garabyada mucaaradka dalka ayaa sheegay in aysan ku qanacsaneen in shirkadda magaceeda loo soo gaabiyo KPMG loo dhiibo shaqada lagu hubinayo dadka isku diiwan galiyay…

Posted in WARARKA

Shan qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay wadamada isku xirto Eldoret iyo Nakuru

Shan qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyooden shil gaaari oo xalay saqdii dhaxe ka dhacay tuulada Kahoya oo katirsan Degmada Timboroa oo…

Posted in WARARKA

Yahya Jaamac oo loogu baaqay in u xilka isaga dago

Hogaamiyaasha waddamada galbeedka Afrika ayaa waxa ay ugu baaqen madaxweynaha laga guuleystay ee waddanka Gambia in u xilka isaga dago. Dalada ay ku bahooben madaxweynayaasha…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Mugabe oo mar kale xisbigiisa uu u ayiday in uu u tartamo Kursiga Madaxweynenimo

Xisbiga Madaxweynaha Mudada dheer ka talinaayay waddanka Zimbabwe ee ZANU PF ayaa waxa ay isku waafaqen in Madaxweyne Robert Mugabe uu u matalo loolanka loo…

Posted in WARARKA

Xukumadda Turkiga oo xabsiga u taxaabtay in ka badan 50 saraakil

Xukumadda Ankara ayaa war qoraal ah oo ay maanta soo saartay ku sheegtay in ay xabsiga u taxaabtay in ka badan 50 saraakiil sar sare…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha Mucaaradka oo u digay IEBC

Hogaamiyaha garabka mucaaradka dalka Raila Odinga ayaa u digay gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano IEBC….