Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo loo soo jeediyay in uu musuqmaasuqa la dagaalamo

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha xisbiga Jubilee  ayaa   sheegay in musuqmaasuqa uu dhaawac soo gaarsiyay sumcada xisbiga jubilee sidaas awgeedna madaxaweyanah dalka uhuru Kenyatta looga…

Posted in WARARKA

Urur goboleedka ECOWAS oo tageero u muujiyay madaxweynaha dhawaan la doortay ee Gambia

Iyada oo ay maalmihii la soo dhaafay isa soo tarayeen baaqyada loo jeedinayo madaxweyne Yaxya Jameeh oo dhawaan loogaga adkaaday doorshada ka dhacday Gambia ayaa…

Posted in WARARKA

Xoghayaha guud ee qaramada midoobay oo ay suurta gal tahay in uu u tartamo  xilka madaxweynanimo ee dalkiisa

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa  cara baabay  inuu dhawaan u tartami doono madaxweynenimada waddankiisa  ee Kuuriyada koofureed. Dhamaadka bishan Disembar sanada 2016-ka …

Posted in WARARKA

Dowlada IIraan oo lagu eedeyay  daad guureynta shacabka magaalada xalab ee la  hakiyay

Mid ka mid ah sarakiisha sar sare ee fallagada suuriya ayaa  dowlada  Iiraan iyo maleeshiyaadka shuucida ku eedeyay  in ay  kaalin ku leyihiin hakinta daad…

Posted in WARARKA

Gudiga adeega booliska  oo looga digay in ciidamada aynan ka hor istaagin ganacsiga xalaasha ah

Madaxweynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa gudiga adeega  booliska  uga digay in ay ciidamada booliska  ka hor istaagin in ay  ganacsi xalaal ah sameysataan. Ciidamada…

Posted in WARARKA

Maamulayasha dugsiyada qaar oo  diiwangelinaya tiro arday oo ka badan midi ay wasaarada  tacliinta u qoondeysay

Wasaarada waxbarshada ee dalkani Kenya ayaa  maamulayaasha dugsiyada qaar ku eedeysay in ay ku lug leeyihiin fadeexad la xiriirta diiwangelinta ardayda ku biirayo fasalka 1-ad…

Posted in WARARKA

Turxaan bixinta  sarakisha soo codsaday  xilka guddomiyaha IEBC oo berito la billabayo 

Berito oo isniin ah taarikhdana ay ku beegantahay 19-ka bisha Disembar ayaa lagu wada in la billabo turxaan bixinta  lagu sameynayo sarakiisha doonaya in ay…