Xoghayaha guud ee qaramada midoobay oo ay suurta gal tahay in uu u tartamo  xilka madaxweynanimo ee dalkiisa

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa  cara baabay  inuu dhawaan u tartami doono madaxweynenimada waddankiisa  ee Kuuriyada koofureed.

Dhamaadka bishan Disembar sanada 2016-ka  ayey ku ektahay mudada hogaamiyahan  ee  xilkiisa qaramada midoobay.

Bisha Disembar ee sanadka soo socdo ayaa la qorsheeyay in kuuriyada koonfureed ay doorsha ka dhacdo.

Baarlamaanka dalkaasi  ayaa u codeeyey in  madaxweyne Park Geun-hye  xilka laga  xayuubiyo maadamada fadeexad musuqmaasuq salka ku haysa loo soo jeediyay.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *