Posted in WARARKA

Tacdiyada loo geysto  qowmiyada  Rohingya  oo ay   hay’ada  Amnesty  walaac ka muujisay

Hay’ada  caalamiga ee xuquuqul aadanaha  ee  Amesty ayaa qiyaastay  27,000 oo ka mid ah qawmiyadda  laga tirada badanyahay ee Rohingya  ay u qaxeen dalka Bangladesh….

Posted in WARARKA

Tirada dadka  laga daad gureeyay magaalada Xalab ee Suuriya oo sara u kacday

In   ka badan  1,000   qof oo isugu jiro rayid iyo falaagada suuriya  ayaa saaka laga daad gureeyay magaalada Xalab sida laga soo xigtay sarkaal qaabilsan…

Posted in WARARKA

Maamulka NTSA oo sheegay in  53  qof  ay  todobaad gudihiis  shil ku dhimatay  

Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka wadooyinka ee loo soo gaabiyo NTSA ayaa sheegay in todobaadkii ugu dambeyay dhexdiisa ugu yaraan ay 53 qof shil…

Posted in WARARKA

Wasaarada waxbarashada oo sameeysay waax gaar ah oo qaabilsan ardayda naafada ah

Wasiirka  waxbarshada ee dalkani Kenya Dr.Fred Matiangi aya aasaasay waax qaabilsanaan doonto tacliinta ardayda uunan lixaadka ku dhameystirneyn  si loo xaqiijiyo in caruurta dhamaan ay…

Posted in WARARKA

Daad gureynta  shacabka  iyo falaagada bariga magaalada xalab oo dib loo bilaabayo

Waxaa mar kale dib loo bilaabaya daad gureynta shacabka iyo fallagada  ku nool bariga maagalada xalab ee dalka suuriya  kadib markii horay loo hakiyay. Golaha…

Posted in WARARKA

Mucaradka oo sheegay in ay ka soo horjeedsanayan isbedelka lagu sameynayo shuruucda doorashooyinka  

Xildhibaanada  aqalka baarlamaanka ee dalkani Kenya ayaa lagu wadaa in ay maalinta berito yeeshaan   kal fadi gaar ah oo looga gole leeyahay in isbedel lagu…

Posted in WARARKA

Liiiska qaxootiga ku nool xeryaha dhadhaab oo dib u eegis lagu sameeynayo

Wasiirka arrimaha guda  iyo isku duwida dowlada dhexe Joseph Nkaissery  ayaa amar ku bixiyay in dib u eegis lagu sameeyo liiska lagu diiwan geliyay qaxootiga…

Posted in WARARKA

3 qof oo ku  dhimatay  countiga Bomet  halka 200 oo kalena cisbitaal la dhigay kadib markii ay cuno la sumeeyay   cuneen

3 qof oo laba ay caruur yihiin ayaa ku dhimatay  degaanka Sotik ee maamul goboleedka Bomet halka in ka badan 200 oo kalena cisbitaal la…

Posted in WARARKA

Dowlada oo todobaadkan qeybin doonto lacag dhan 2.5 bilyan oo lagula tacaalayo macluusha

Maalmo ka dib markii qaramada midoobay  ay ka digtay   abaar saameyn karto dalka ayay dowlada  shaaca ka qaaday in todobaadkan gudihiisa la soo saarayo  lacag…

Posted in WARARKA

5 qof oo ka mid ah dadka soo  codsaday jagada guddomiyaha IEBC oo maanta turxaan bixin lagu sameynayo

Guddiga sameynayo turxaan bixinta ku saabsan  xilka guddomiyaha  gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC ayaa maanta lagu wadaa in ay turxaan bixiyaan…