Posted in WARARKA

Dowlada Ruushka oo bilowday in ay baarto dilkii safiirkeeda ee lagu toogtay Turkiga

Kadib markii xalay magaalada Ankara ee dalka Turkiga lagu toogtay  safiirkii Ruushka u fadiyay wadankaasi ayaa waxaay hada Dawladda Ruushka  baareyaal u dirtay dalka Turkiga…

Posted in WARARKA

Hogaamiyasha ururka dhaqatiirta ee KMPDU oo lagu cadeeyay in ay dafireen amar maxkamadeed

Maxkamada   arrimaha shaqada ee dalkani Kenya ayaa maanta go’aan ay soo saartay ku sheegtay in hogaamiyaasha ururka dhaqatiirta ee KMPDU  lagu cadeeyay dambiga ah in…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada ka tirsan Cord oo saaka carqalaadeyay howlahaa  baarlamaanka

Xildhibaanada ka tirsan isbeheysiga mucaradka  ee Cord ayaa saaka carqaladeyay  fadi gaar ah oo ay mudanayaasha  uga gol lahayeen in lagu bedelo shuruucda ku saabsan…

Posted in WARARKA

Tanzania  oo balanqaaday in ay taageeri doonto musharaxnimada Amina Maxamad ee xilka guddomiyaha AU-da

Dowlada dalka Tanzania ayaa balanqaaday in ay taageeri doonto musharaxnimada marwo Amina Maxamad oo ah wasiirada arrimaah dibada iyo ganacsiga caalamiga ah eek u aadan…

Posted in WARARKA

Gavanarada dalka oo doonayo in xabsiga loo taxaabo hogaamiyaasha ururada dhaqatiirta

Ururka ay ku bahoben gavanarada  dalka ee loo soo gaabiyo COG ayaa maxkamada  geeyay dacwad ay ku doonayaan in xabsiga loo taxaabo hogaamiyaasha ururka qaran…

Posted in WARARKA

15,000  oo ka mid ah ardayda heshay  buundo ka hooseyso 250 oo anan ku biiri doonin  dugsiga sare

Arday   ay tiradoodu gaareyso 15,000  oo sanadkan 2016-ka  imtixaanka fasalka sidedaad ee  KCPE-da ka sameeyay dugsiyada ku yaalo gobolka xeebta ee dalka   ayanan ku biirin…

Posted in WARARKA

Eedeysanayaasha lala xiriirinayo dilka  duqdii hore ee  Kitui oo xabsiga ku sii jiri doono 

Eedeysanyaasha  shalay maxkamada la horgeeyay   eel ala xiriirinayo dilka  haweeneydii hore  ee  maamul jirtay magaalada Kitui oo hada counti laga dhigay ,Martha Mwangangi ayaa 7…

Posted in WARARKA

Xabsiya ku yaala dalka Indiya  oo ay ku dhinteen boqolaal qof

Wararka ka imaanaya  dalka Indiya ayaa sheegaya in Ku dhawaad 600 oo ruux ay ku dhinteen  xabsiyo ku yaalla dalka indiya intii u dhaxeysay  sanadihii…

Posted in WARARKA

Tirada  dadkii ku dhintay shil ka dhacay Jarmalka oo sara u kacday

Booliska dalka Jarmalka ayaa sheegaya in ay sara u kacday tirade dadka ku dhintay  shil shalay ka dhacay magaalada Berlin oo ayna hada gaartay 12…

Posted in WARARKA

3 qof oo lagu dhaawacay  weerar lagu qaaday  goob ay muslimiinta ku tukadaan oo ku taalo dalka Switzerland

3 qof oo rag ah  ayuu  dhaawac xoogan ka soo gaaray weerar xalay lagu qaaday goob ay muslimiinta  ku cibadeystaan oo ku taalo magaalada Zurich…