Posted in WARARKA

Booliska jarmalka oo  si weyn u raadinaya  ninkii geystay  shilkii ka dhacay magaalada Berlin

Booliiska Jarmalka ayaa  sii xoojiyay  baadigoobka qofkii ka dambeeyay  shilkii  baabuur lagu jiirsiyay  dad  ku sugnaa  magaalaada  Baarliin  oo ay ku dhinteen ugu yaraan 12…

Posted in WARARKA

In ka badan 20 qof oo lagu dilay  dalka Congo

Laamaha amaanka ee dalka Congo ayaa toogasho ku dilay ugu yaraan 26 qof oo ka qeyb qaadanayay dibadbaxyo  laga dhigay magaalada Kinshasa iyo magaalooyinka kale….

Posted in WARARKA

Nin 50 sano jir ah oo sameeyay imtixaanka KCPE-da oo  doonayo  cawimaad   ku aadan sidii uu  ugu biiri lahaa  dugsiga sare 

Martin Mang’oli waa aabe  9  canug dhalay oo  sanadkan 2016-ka u fariistay imtixaanka fasalka sidedaad ee dugsiga hoose  dhexe  ee KCPE-da  balse wuxuu walaac ka…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka  oo berito  fadhi kale yeelanaya kadib markii  kulankii shalay la carqaladeeyay

Kadib markii shalay xildhibaanada ka soo jeedo isbeheysiga mucaradka ee Cord ay khalkhal geliyeen  kulan looga gol lahaa in wax  looga bedelo shuruucda arrimada doorshooyinka …

Posted in WARARKA

Garabka mucaradka ee Gambia oo sheegay in madaxweyne  Yaxya Jammeh  aynan maxkamada geyn doonin marka oo xafiiska baneeyo

Afhayeen u hadlay garabka mucaarardka  oo tageray madaxweynaha dhawaan la dooraty ee dalka Gambia  Adama Barrow ayaa sheegay in madaxweyne  Yaxya Jameeh  oo doorshadan lagaga…

Posted in WARARKA

Ku dhawaad 30  qof oo ku dhimatay qaraxyo  ka dhacay suuq ku yaala dalka Mexico

Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhimatay  halka  70 kalena ay ku dhaawacmeen  qaraxyo xoogan oo ka dhacay  suuq ku yaalla duleedka magaala madaxda dalka …

Posted in WARARKA

Dalalka Kenya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya  heshiis  ku aadan nabada iyo dhaqaalaha

Wadamada Kenya iyo Itoobiyaa ayaa saxiixay heshiis  la doonayo in laga dhaqgeliyo  xadka ay wadagaan  oo ku aadan arrimaha nabada , bulshada iyo sido kale…

Posted in WARARKA

Garoonka diyaaradaha ee Abuja oo la xirayo mudo 6 todobaad ah

Madhaarka caalamiga  ee  caasimada dalka Nigeria ee Abuja ayaa  la xiraya mudo dhan 6 isbuuc si dayac tir loogu sameeyo. Hadi Sirika  oo ah wasiirka…

Posted in WARARKA

Kenya oo dalxiisayaashi  ugu badnaa ay ka yimadeen mareykanka 

Warbixin uu soo saaray gudiga arrimaha dalxiiska u qabilsan dalka ayaa lagu sheegay in dalxiisayaasha ugu badan ee wadanka yimaado  ay ka soo jeedaan Mareykanka….

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo  madixii  hore ee kaniisada Anglikan u soo magacaabay    guddomiyaha  EACC

Madaxweynaha dalkani Kenya ayaa Eluid Wabukala oo ah madixii  hore ee kaniisada Anglikaan  u soo magacaabay in uu noqdo  guddomiyaha  gudiga  anshaxa iyo la dagaalanka …