Booliska jarmalka oo  si weyn u raadinaya  ninkii geystay  shilkii ka dhacay magaalada Berlin

Booliiska Jarmalka ayaa  sii xoojiyay  baadigoobka qofkii ka dambeeyay  shilkii  baabuur lagu jiirsiyay  dad  ku sugnaa  magaalaada  Baarliin  oo ay ku dhinteen ugu yaraan 12 ruux.

Maanta ayay booliska si dayeen hal qof oo lagu tuhunsanaa in nuu  shilkan oo lagu tilmaamay weerar argagixiso ka dambeeyay maadama ay wax cadeyn ah ku wayeen.

Laamaha amaanka   ee caasimada Barlin oo heegan sara la geliayy  ayaa  sheegay in ay  suurta gal tahay in ninka shilkan geystay oo ay ku raad jogaan   iyo kuwo kale oo baxsad ah ay hubeysanyihiin.

Kooxda isku tilmaanta khilaafada islaamiga ee ISIS ayaa sheegtay masuuliyada weerarkani.

Waaxda jarmalka ee qaabilsan la dagaalanka soo galootiga  ayaa  sheegtay  in  amaanka jarmalka uunan sugneyn sidaas awgeedna laisku halayn Karin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *