Kenya oo dalxiisayaashi  ugu badnaa ay ka yimadeen mareykanka 

Warbixin uu soo saaray gudiga arrimaha dalxiiska u qabilsan dalka ayaa lagu sheegay in dalxiisayaasha ugu badan ee wadanka yimaado  ay ka soo jeedaan Mareykanka.

Tobankii bilood ee sanadkan 2016-ka ugu horeeyay , dalxiisayaal badan  oo ka yimid Mareykanka ayaa Kenya yimid marka loo barbardhigo Ingiriiska oo  horay liiskan nambarka koowad ka geli jiray.

Intii u dhexeysay bilihii January iyo Oktobar ee sanadkan 82,363 oo u dhashay Mareykanka ayaa howlo dalxiis u soo boodqday dalka.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *