Posted in WARARKA

Macalimiinta  doonaya in ay sanada 2017-ka musharax noqdaan   oo lagu wargeliyay in ay is casilaan 7-da bisha  labaad

Barayaasha  u hanqal taagaya jagooyinka kala duwan ee sanada 2017-ka ayaa waxaa hada lagu wargeliyay ina y ugu dambeyn shaqada macalinimada iska casilaan 7-da bisha…

Posted in WARARKA

Xildhibaanada xisbiga Jubilee oo ansaxiyay  isbedelka lagu sameynayo  shuruucda doorshooyinka   

Fadhi gaar ah  oo uu barqanimadii  saaka baarlamaanka yeeshay ayay xildhibaanada ka tirsan  xisbiga talada dalka haya ee jubilee kuansaxiyeen    isbedel   ku aadan shuruucda doorashooyinka…

Posted in WARARKA

Nin luqada carabiga oo uu ku hadlay awgeed looga saaray diyaaradii uu ku safrayay

Adam Saalax  oo ah nin ka soo jeedo mareykanka  oo  caan ku ah isticmaalka baraha bulshada iyo aalada Youtube-ka  ayaa sheegay  in  isaga iyo saaxibkiis …

Posted in WARARKA

Madaxweynaha oo hadiyad u diray xidhibaanadii afxumaysay 

Madaxweynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa  hadyad la xiriirta  ciida masiixiga eer Christmas u diray haweeneyda lagu magacaabo Millie Odhiambo ah ah xildhibaanada laga soo…

Posted in WARARKA

Shacabka gobolka waqooyi bari Kenya oo la sheegay in musuqmaasuqa aynan  aad uga walacsaneyn

Warbixin laga soo  saaray ray’I aruurin ay sameyay shirakada darasaadka iyo cilmi baarista ee IPSOS ayaa lagu ogaaday in  macluusha, musuqmaaasuqa iyo qiimaha noolosha oo…

Posted in WARARKA

Mucaradka dalka oo wacad ku maray in  ay mar kale si weyn uga soo horjeedsanayaan isbedelada ku saabsan doorashooyinka 

Xubnaha isbeheysiga mucaradka ee Cord ayaa wacad kum maray in maanta ay adeegsan doonaan qaab kasta oo suurta gal ah oo ay uga soo horjeedsan…

Posted in WARARKA

Dalka suuriya oo lagu dilay 14 askari oo u dhashay Turkiga 

Dagaal  cidamada Turkiga iyo kooxda la magac baxday  khilaafada islaamiga ee ISIS  ku  dhex maray  dalka suuriya ayaa lagu dilay 14 askari sida ay sheegeen…

Posted in WARARKA

Qaramada Midoobay oo u codeeynayso  in israiil ay  isaga baxdo  qaar ka mid ah degaanada Falastiin

Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu wadaa in uu maanta u codeeyo   sharci  israail looga dalbanayo in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isaga baxdo…

Posted in WARARKA

Howlgalo agagaarka wadooyinka looga sifeynayo dadka darbi jiifka ah oo ka dhacay Mombasa

Laamaha amaanka ee maamul goboleedka Mombasa ayaa weli wado howlgalo   dadka darbijiifka ah looga sifeynayo agagaarka wadooyinka halka gacanta lagu dhigayo  burcada   dhaca u geysta …

Posted in WARARKA

Shaqaalaha countiyada oo ay suurta gal tahay in uu ka soo dib dhaco musharka  bishan Disembar 

Kumanaan ka mid ah shaqaalaha maamul goboleedyada kala duwan ee dalka ayaa laga yaaba in uu ka soo dib dhaco musharkooda bishan Disembar sanada 2016-ka…