Posted in WARARKA

Maxkamada  sare oo go’aamisay in fadhiyada gaarka ah ee baarlamaanka aan la hor istaagi karin

Isbeheysiga mucaradka ee cord ayanan ku guuleysanin dacwadii ay shalay maxkmada u gudbiyeen kadib markii ay xildhibaanada jubilee ansaxiyeen  isbedel lagu sameynayay shuruucda doorshooyinka. Mucaradka…

Posted in WARARKA

Dowlada oo amar ku bixisay in la xiro  shirakada sida gaarka ah loo leeyahay ee  bixiya adeegyada amniga oo aan shaqalaha mushar siinin  

Qaar ka mid ah shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee bixiyo adeegyada la xiriira amaanka  ayay suurta gal tahay in la xiro kadib markii…

Posted in WARARKA

Shuruucdii ay  shalay ansaxiyeen xildhibaanada Jubilee oo siyaaba kala duwan looga hadlay

Muranka hareeyay  isbdeladii ay shalay ansaxiyeen xildhibaanada ka tirsan xisbiga Jubilee halka kuwa  ka soo jeedo mucaradka ay baarlamaanka isaga baxen  kadib, ayaa hada arrintan…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka oo dhaliil u jeediyay shirkada darasaadka ee IPSOS

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Kalonzo Musyoka ayaa si kulul u dhaliilay shirakada darasaadka  iyo cilmi baarista ee IPSOS isaga oo sheegay in warbixinadeeda…

Posted in WARARKA

Kenya iyo Ugandha oo iska kaashan doono in la tallalo xoolaha ku dhaqan xadka ay wadagaan

Dowladaha Kenya iyo Ugandha ayaa iska kaashanayan in la hirgeliyo mashruuc lagu tallalayo 3 .1 milyan oo ah xoolaha ku dhaqan xadka ay labadan dal…

Posted in WARARKA

9 ka mid ah dadkii ku nafwaayay shilkii Naivasha oo anan weli  la aqoonsanin   

Meydadka 9 qof oo ka mid ahaa dadkii ku nafwaayay shil labad todobaad ka hor ka dhacay wadada weyn ee isku xirta magalooyinka Nairobi iyo…