Posted in WARARKA

Wariye u shaqeeyo Warbaaihinta Aljazeera oo lagu xiray dalka Masar

Wariye u shaqeeya televishenka Al jazeera kaaso ka howlgala dalka Masar ayaa lagu soo waramayaa in lagu xiray caasimada dalkaasi ee qaahira, waxaana ilaa iyo…

Posted in WARARKA

FBI-da Mareykanka oo ka digtay weeraro ka dhaca dalka Mareykanka

Waaxda dambi baarista ee dalka Mareykanka ee magaceeda loo soo gaabiyo FBI-da ayaa u digtay shacabka Mareykanka in surtagal ay tahay in dalkaasi ay ka…

Posted in WARARKA

Jarmalka oo bilaabay baaritano ka dhan ah ninkii weerarka ka gestay Magaalada Berlin oo shalay lagu dilay Talyaaniga

Laamaha amaanka ee dalka Jarmalka ayaa bilaabay baaritan xoogan oo lagu ogaado in Amir Camri uu lahaa shabakad taagersan falkii uu ku kacay oo ay…

Posted in WARARKA

Golaha amaanka ee qaramada midoobay oo dalbanaya in la joojiyo guryo sharci daro ah oo laga dhiso dhulka falastiin

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ogolaaday qaraar ku baaqaya in la joojiyo guryaha sharci darada ee ay Israel ka wado dhulka ay xoogga ku…

Posted in WARARKA

Ururka ay kumideysan yihiin shaqalaaha jaamacadaha oo ku goodiyay shaqo joojin qaran

Ururka ay ku mideysan yihiin jaamacadaha dalka ayaa ku doogiyay in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin laga bilaabo 3-da bisha January ee sanadka soo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru oo cadaadis lagu saarayo in uusan ansixinin hindisihi ay baas mariyeen xildhibaanada Jubilee

Waxaa si aad ah isku soo tarayaa cadaadiska xoogan ee la saarayo Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta kaaso ku aadan in uusan qalinka ku duugin sharicigii…

Posted in WARARKA

Boqolaal caruur ah oo dalka ku nool oo la sheegay in ay u dhintaan cuduro laga hortagi karo

Boqolaal caruur ah oo u dhashay dalka ayaa laga cabsi qabaa in ay u geeriyoodayaan cudur kala duwan oo surtaga gal in laga hortago, sidaasina…