Ururka ay kumideysan yihiin shaqalaaha jaamacadaha oo ku goodiyay shaqo joojin qaran

Ururka ay ku mideysan yihiin jaamacadaha dalka ayaa ku doogiyay in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin laga bilaabo 3-da bisha January ee sanadka soo socdo hadii loo kordhin waayo lacagaha mushaaradka.

Shaqaalaha jaamacadaha ee UASU Iyo ururka ay kumideysan yihii dhamaan jaamcadaha dalka ee KUSU ayaa ka dalbanayaa dowlada in ay soo faristaan miiska wadahadalka si looga wada heshiis la doonayay in gunooyin la siiyo shaqaalaha jaamacadaha kaaso la filayay in la dhaqan galiyo sanadkii 2013-kii iyo sanadka soo socda ee 2017-ka.

Xoghayaha Ururka KUSU Charles Mukhwaya iyo dhigiisa Shaqaalaha jaamacadaha ayaa dowlada u qabtay ilaa horaanta bisha soo socota in ay wax oga qabato arimahan si looga hortago shaqo joojinta.

Waxyaabaha ay doonayeen ayaa ah in macalinka u shaqeeya jaamacada uu qaato lacag dhan 350,000 oo shilinka dalka halka ninka haysto magaca Proffer ee ka howlgala Jaamacada uu qaato lacag dhan 1.9 milyan oo shilin bishiiba.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *