Posted in WARARKA

 Mucaradka  ku sugan galbeedka  magaalada Xalab  ee dalka  Suuriya oo la duqeeyay

Ciidamada   dowlada suuriya ayaa duqeymo hor leh la beegsaday  mucaradka  dalkaasi oo ku sugan duleedka  magaalada xalab. Duqeyntan aya ku soo begmaysa labo maalmood kadib…

Posted in WARARKA

Laamaha amaanka  ee dalka Mali oo  ku dadaalaya in ay soo badbaadiyaan haweeney u dhalatay Faransiiska oo la afduubtay 

Laamaha  amaanka ee  Wadanka Mali ayaa sheegaya  in ay  bilaabee  howlgalagu soo badbadinayo   haweeney  ka soo jeedo  Faransiiska   oo  laga afduubtay magaalada Gao ee waqooyiga…

Posted in WARARKA

Shacabka dalka oo ka cabanaya qiimaha noolosha oo sara u kacay

Iyada oo maanta dunida looga dabaaldagayo ciida  masiixiga ee loo yaqaano Christmas ayaa waxaa jirto cabasho ay kenyaanka qaar ka muujinayaan  qiimaha noolosha oo  sara…

Posted in WARARKA

Gudiga IEBC oo loo soo jeediyay in wadamo kale ay ka soo kiraystaan qalabka codbixinta

Qaar ka mid ah  xubnaha isbeheysiga mucaradka ee Cord ayaa gudiga madaxa banaan ee doorshayooyinka iyo xuduudada ee IEBC u soo jeediyay in qalabka  elektoroniga…

Posted in WARARKA

4 qof oo ku dhimatay shil saaka ka dhacay countiga Meru

Shil arrornimadii saaka ka dhacay magaalada  Nukubu ee Countiga Meru ayaa ilaa iyo hada la xaqiijiyay in ay ku nafwayeen 4 qof. Taliyaha saldhiga booliska…

Posted in WARARKA

Natiijada imtixaanka KCSE-da oo anan lagu dhawaqi doonin dhamaadka Bishan disembar maadama saxitaanka uu weli socdo

Guddomiyaha  golaha qaran ee imtixaanada ee KNEC prof . George Magoha  ayaa sheegay in saxitaanka imtixaankii fasalka 4-ad ee dugsiga  sare ee sanadkan  uu weli…

Posted in WARARKA

Fahfaahin dheeri ah oo ka soo bexeysa diyarad ay leeyihiin   milatariga Ruushka oo la la’yahay

Warbaahinta Ruushka ayaa tabinayso  in ay diyarad  ay  iska leeyihiin militariga dalkaasi    la waayay daqiiqado kadib markii ay ka soo duushay  garoonka magaalada  sochi. Diyaarada…

Posted in WARARKA

Jaamacada Makerere  ee dalka Ugandha oo maanta  dib loo furay

Maanta oo ay taarikhdu ku beegantahay 25-ta bisha Disembar sanada 2016- ka ayaa  si rasmi ah dib u furay jaamacada Makerere kadib markii ku dhawaad …

Posted in WARARKA

Dowlada oo loogu baaqay in ay xaliso shaqa joojinta dhaqatiirta ay ku guda jiraan

Waxaa isa soo taraya baaqyada  loo jeedinayo dowlada oo ku aadan in ay xal u hesho shaqa joojinta ay dhaqatiirta ku guda jiraan oo todobaadkii…

Posted in WARARKA

Wasiirada gaashandhiga  oo booqasho lama filaan ah ku tagtay Kismaayo

Wasiirada wasaarada Gaashandhiga ee dalkani Kenya Raychelle Omamo  iyo madaxa ciidamada difaaca dalka  General Samson Mwathethe ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay magaalada Kismayo…