Wasiirada gaashandhiga  oo booqasho lama filaan ah ku tagtay Kismaayo

Wasiirada wasaarada Gaashandhiga ee dalkani Kenya Raychelle Omamo  iyo madaxa ciidamada difaaca dalka  General Samson Mwathethe ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay magaalada Kismayo ee dalka soomaaliya.

Booqshan ayaa  ahayd maid ay uga gol leeyihiin in ay ku soo indhaindheyaan xaalada ciidamada difaacada dalka ee garab ka helaya kuwo  nabad sugida ee AMISOM.

Waxay amaaneen sida ciidamadaasi ay uga go’ntahay in soomaaliya laga xoreeyo kooxaha argagixisada ee Al-shabaab.

Madaxa ciidamada difaacada dalka Jeneral Samson Mwathethe  oo ka warbixiyay  caqabadaha sanadkan ayaa  waxaa hadaladiisa ka mid aha

Wasiirada  gaashandiga Raychelle Omamo aya dhankeeda xustay in ay ku faraxsantahay in ay ciidamadan booqdaan oo ay la wadagaan farxada ciidda Christmaas-ka.

 

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *